{"id":27023,"date":"2016-03-15T19:58:20","date_gmt":"2016-03-15T16:58:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27023"},"modified":"2016-03-15T20:04:08","modified_gmt":"2016-03-15T17:04:08","slug":"dawlad-goboleedka-puntland-oo-dawladda-federalka-ku-eedeysey-in-ay-ku-lug-leedehey-weeraro-beryahan-ka-socdey-deegaano-ka-tirsan-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/dawlad-goboleedka-puntland-oo-dawladda-federalka-ku-eedeysey-in-ay-ku-lug-leedehey-weeraro-beryahan-ka-socdey-deegaano-ka-tirsan-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Dawlad goboleedka Puntland oo dawladda federalka ku eedeysey in ay ku lug leedehey weeraro beryahan ka socdey deegaano ka tirsan maamulkaas."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Garowe ayaa dowladda federaalka Somalia ku eedeeyay inay soo abaabushay ciidanka Al-shabaab ee qabsaday xeebaha Bari ee Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Somalia ay Puntland ku abaabulayso kooxo argagixiso ah, iyadoo ku colaadinaysa diidmadii Puntland ee qaadashada habka awood-qaybsiga ee 4.5-ka, ee lagu saleeyay doorashada dalka ka dhici doonta sannadkan dabayaaqadiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Waad og-tihiin Puntland muddo dheer waxay la dagaallamaysay argagixisada nooc kasta oo ay tahay, balse duullaanka nalagu soo qaaday kama gacanta marna dowladda federaalka Soomaaliya,&#8221; ayuu yiri wasiir Qar-jab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka Ammaanka maamulka Puntland ayaa xusay in dowladda federaalka Somalia ay arrintaan uga dan leedahay inay ku car-qaladayso doorashooyinka Somalia la filayo inay ka dhacaan sannadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiirka Amniga ayaa sheegay in shacabka Puntland iyo maamulkooda ay is-difaaci doonan, isagoo shacabka ugu baaqay inay amaanka Puntland ka shaqeeyaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco1110.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco1110-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec229.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27007\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec229-150x150.jpg\" alt=\"beec22\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec229-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec229-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Garowe ayaa dowladda federaalka Somalia ku eedeeyay inay soo abaabushay ciidanka Al-shabaab ee qabsaday xeebaha Bari ee Puntland. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Somalia ay Puntland ku abaabulayso kooxo argagixiso ah, iyadoo ku colaadinaysa diidmadii Puntland ee qaadashada habka awood-qaybsiga ee 4.5-ka, ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27025,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27023"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27027,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27023\/revisions\/27027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}