{"id":26950,"date":"2016-03-13T18:16:55","date_gmt":"2016-03-13T15:16:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26950"},"modified":"2016-03-13T18:23:54","modified_gmt":"2016-03-13T15:23:54","slug":"shir-caalami-ah-loogana-hadlayo-horumarinta-wax-barashada-oo-puntland-ka-qeyb-geleyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/shir-caalami-ah-loogana-hadlayo-horumarinta-wax-barashada-oo-puntland-ka-qeyb-geleyso\/","title":{"rendered":"SHir caalami ah  loogana hadlayo horumarinta wax barashada oo Puntland ka qeyb geleyso."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada Puntland, Abshir Aw-Yuusuf Ciise ayaa Maanta u dhoofay Jasiirada Seychelles ee Afrika, halkaasoo uu uga qaybgalayo shir looga hadlayo horumarinta wax-barashada dad-ban iyo sida loo horimarin karo xirfad-leyda Caalamka.<\/p>\n<p>Shirka oo socon doona muddo Shan maalmood ah ah ayaa waxaa ka qayb-galaya 13 dal oo daneynaya horumarinta xirfadlayaasha Adduunka iyo sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta ku aadddan xirfadahooda.<\/p>\n<p>Wasiir Abshir Aw-Yuusuf ayaa intii uusan ka duulin degmada Gaalkacyo, wuxuu kormeer ku sameeyay qaar ka mid ah iskuullada magaalada Gaalkacyo, ujeeddada kormeerkan lagu sheegay inuu ahaa mid lagu dhiirri-gelinayay ardayda fasalka afaraad ee sannadkan galaya imtixaanka guud ee dugsiyada sare ee Puntland, kaasoo ay sanad walba qaaddo wasaaradda waxbarashadda Puntland.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, wasiirka waxbarashada Puntalnd, ayaa waxaa la filayaa in marka uu tago Jasiiradda Seychelles uu booqdo maxaabiis burcad-baddeedda ee ee Soomaalida ah ee ku xiran jasiiraddaas.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco117.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco117-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec227.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26948\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec227-150x150.jpg\" alt=\"beec22\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec227-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec227-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada Puntland, Abshir Aw-Yuusuf Ciise ayaa Maanta u dhoofay Jasiirada Seychelles ee Afrika, halkaasoo uu uga qaybgalayo shir looga hadlayo horumarinta wax-barashada dad-ban iyo sida loo horimarin karo xirfad-leyda Caalamka. Shirka oo socon doona muddo Shan maalmood ah ah ayaa waxaa ka qayb-galaya 13 dal oo daneynaya horumarinta xirfadlayaasha Adduunka iyo sidii sare loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26952,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26950","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26950"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26954,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26950\/revisions\/26954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}