{"id":26933,"date":"2016-03-12T18:00:41","date_gmt":"2016-03-12T15:00:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26933"},"modified":"2016-03-12T18:03:53","modified_gmt":"2016-03-12T15:03:53","slug":"ururka-jaamacadda-carabta-oo-codsadey-in-soomaaliya-laga-qaado-cuna-qabateynta-hubkawaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/ururka-jaamacadda-carabta-oo-codsadey-in-soomaaliya-laga-qaado-cuna-qabateynta-hubkawaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Ururka Jaamacadda Carabta oo codsadey in Soomaaliya laga qaado cuna qabateynta Hubka\/waa maxey sababtu?."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirrada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa ku baaqay in cunno-qabateynta hubka laga qaado Somalia, waxayna soo dhaweeyeen hormarka amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee ay Somalia ku tallaabsatay.<\/p>\n<p>Wasiirrada waxay kulankoodii 145-aad isku raacen in la sii wado dadaalada lagu taageerayo Somalia, iyagoo ku baaqay in laga taageero doorashada la filayo inay ka dhacdo Somalia sannadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, golaha wasiirrada Carabta ayaa isku raacay in la fuliyo Qaraarkii kasoo baxay fadhigii Jaamacadda Carabta ee ka dhacay Magaalada Sharma sheekh sanadkii hore ee\u00a0 2016-ka, kaasoo Soomaaliya loogu taageeray 10-milion oo Doollar, looguna qoondeeyo qaab bille ah, si miisaaniyadda dalka loogu kabo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqaynaa Golaha Ammaanka ee QM inay cunno-qabateynta hubka ka qaadaan Somalia, si ay u suuro-gasho in ciidamada Somalia dib loo dhiso,\u201d ayay ku yiraahdeen warbixin ay kasoo saareen shirkooda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Bayaanka kasoo baxay kulank Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carabta ayaa waxay ku baaqeen in laga cafiyo deymaha lagu leeyahay Somalia si ay u hesho taageerada Caalamiga ah ee la Siinayo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco116.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26919\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco116-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec226.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26921\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec226-150x150.jpg\" alt=\"beec22\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec226-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec226-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirrada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa ku baaqay in cunno-qabateynta hubka laga qaado Somalia, waxayna soo dhaweeyeen hormarka amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee ay Somalia ku tallaabsatay. Wasiirrada waxay kulankoodii 145-aad isku raacen in la sii wado dadaalada lagu taageerayo Somalia, iyagoo ku baaqay in laga taageero doorashada la filayo inay ka dhacdo Somalia sannadkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26935,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26933"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26937,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26933\/revisions\/26937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26935"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}