{"id":26901,"date":"2016-03-11T21:26:50","date_gmt":"2016-03-11T18:26:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26901"},"modified":"2016-03-11T21:30:45","modified_gmt":"2016-03-11T18:30:45","slug":"golaha-wasiirada-puntland-oo-shirkoodi-maanta-uga-hadley-amniga-iyo-abaaraha-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/golaha-wasiirada-puntland-oo-shirkoodi-maanta-uga-hadley-amniga-iyo-abaaraha-puntland\/","title":{"rendered":"Golaha wasiirada Puntland oo shirkoodi maanta uga hadley Amniga iyo Abaaraha Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Shirka Gollaha Wasiirrada Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C\/xakiim C\/llaahi Xaaji Cum ayaa looga hadlay Arrimaha Amniga Iyo Abaaraha Puntalnd ka taagan.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada Puntland ayaa warbixin ka dhagastay Wasiirka Amniga, waxayna intaas kaddib walaac ka muujiyeen, doontii hubka siday ee la qabtay iyo halista ka imaan-karta hubka soo galaya Somalia waqtigaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirrada Puntland ayaa ka warbixiyay abaaraha ka jira Puntalnd oo ay ku sheegen in 65% ay dhulka Puntland saameyn baahsan ku yeelatay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Shirka Wasiirrada waxaa lagu sheegay in dayactir lugu sameeyay 11-ceel oo ku yaalla deegannada Seemade, Xubays, Bur-saalax, Balli-busle, Ceel-gaal, Sin-u-jiif, Ganbarre, Afuruur, Baraagaaha-qol, Dhiganle iyo Dhahar.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxweyne ku xigeenka Puntland Inj. C\/xakiin Camey ayaa Hay\u2019adaha Samafalka ee ka hawl-gala Puntland ugu baaqay inay xoojiyaan caawinta dadka iyo duunyada ay abaaraha ku dhufatay Puntland ay waxyeelladu u geysatay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco115.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco115-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec225.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec225-150x150.jpg\" alt=\"beec22\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec225-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec225-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Gollaha Wasiirrada Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C\/xakiim C\/llaahi Xaaji Cum ayaa looga hadlay Arrimaha Amniga Iyo Abaaraha Puntalnd ka taagan. Golaha Wasiirrada Puntland ayaa warbixin ka dhagastay Wasiirka Amniga, waxayna intaas kaddib walaac ka muujiyeen, doontii hubka siday ee la qabtay iyo halista ka imaan-karta hubka soo galaya Somalia waqtigaan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26901"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26906,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26901\/revisions\/26906"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26903"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}