{"id":26890,"date":"2016-03-11T20:54:36","date_gmt":"2016-03-11T17:54:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26890"},"modified":"2016-03-11T20:59:02","modified_gmt":"2016-03-11T17:59:02","slug":"garoonka-diyaaradaha-muqdisho-oo-dawlada-soomaaliya-sheegtey-in-amnigiisa-laysku-haleyn-karo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/garoonka-diyaaradaha-muqdisho-oo-dawlada-soomaaliya-sheegtey-in-amnigiisa-laysku-haleyn-karo\/","title":{"rendered":"Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo dawlada Soomaaliya sheegtey in amnigiisa laysku haleyn karo."},"content":{"rendered":"<p>Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Muqdisho, ayaa waxaa Maanta Kormeer ku tagay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasoo u kuur-galay hawlaha ka socda garoonka iyo qaabka loo sugayo Amniga, kaddib markii dhawaan Diyaarad ay lahayd Shirkadda Daallo Airlines oo ka duushay Garoonka uu Qarax ka dhex-dhacay.<\/p>\n<p>Wasiirrada kormeeray garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxaa ka mid ahaa; Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye], Wasiir ku-xigeenka gaadiidka iyo duulista Hawada, Wasiir ku xigeenka Caafimaadka iyo Wasiir-u-dowlaha Maaliyadda, Waxaana ku Wehlinayay \u00a0Kormeerka ku Wehliyay Taliya Waaxda Socdaala iyo Jisiyadaha Jen. C\/llaahi Gaafow Maxamuud, iyadoo mas\u2019uuliyiintani ay Kormeereen diyaarad ay lahayd Shirkadda Jubba Airways oo xilligaa qaadaysay rakaab, iyagoo rakaabkii diyaarada saarnaa u sheegay in Ammaanka garoonka uu yahay 100% mid la isku halleyn karo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirrada ayaa warbxin ka dhageystay mas\u2019uuliyiinta shirkadaha diyaaradaha, kuwaasoo sheegay in hawsha garoonka ay haatan tahay mid caadi ah, isla markaana maalin Walba ay kasoo degaan ama ka Dhoofaan Garoonka Dad fara badan, kaddib markii aad loo adkeeyay Amaanka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia, Jen. Gaafoow oo isagana Halkaas ka hadlay ayaa u Mahad-celiyay dhammaan Shaqaalaha iyo Ciidamada amniga oo uu sheegay inay wax badan ka beddeleen Dhaq-dhaqaaqii Garoonka, isagoo xusay inay si wanaagsan u socdaan duullimaadyadii caalamiga ahaa iyo kuwii gudaha; isagoo u soo jeediyay dhamaan shaqaalaha iyo ciidamada Ammaanka inay sii laba-jibaaraan hawsha garoonka diyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cAad baan ugu Mahad-celinayaa Shirkadaha Diyaaradaha Jubba iyo Daallo oo muujiyay in ay ka go&#8217;an tahay inay u adeegaan shacabkooda, kaalintaasna ma hilmaami doonaan Dadka Sooamaliyeed, Waayo xilliyo adag ayay Shacabkooda\u00a0u soo Shaqeynayeen; marka waxaan leeyahay halkaa kasii wada hawshiina,\u201c ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Somalia, Maareeye oo u soo jeediyey Shirkadda Turkish Airlines iyo kuwa kale ee caalamiga ah inay dib u soo celiyaan duulimaadkoodii, maadaama haatan Ammaanka Garoonka diyaaradaha Muqdisho uu yahay mid la sku haleyn karo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa markii ay Booqanayeen Mas\u2019uuliyiinta Dowladda Federaalka Somalia ka Tirsan Wuxuu ahaa mid aad u Mashquul badnaa, Waxaana fadhiyay Diyaarado badan, kuwaasoo Rakaab Garoonka ka qaadayay iyo kuwo kale oo rakaab keeno.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco114.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26877\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco114-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec224.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26872\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec224-150x150.jpg\" alt=\"beec22\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec224-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec224-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Muqdisho, ayaa waxaa Maanta Kormeer ku tagay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasoo u kuur-galay hawlaha ka socda garoonka iyo qaabka loo sugayo Amniga, kaddib markii dhawaan Diyaarad ay lahayd Shirkadda Daallo Airlines oo ka duushay Garoonka uu Qarax ka dhex-dhacay. Wasiirrada kormeeray garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26892,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26890"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26894,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26890\/revisions\/26894"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}