{"id":2689,"date":"2011-08-20T14:06:55","date_gmt":"2011-08-20T14:06:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2689"},"modified":"2011-08-20T14:14:29","modified_gmt":"2011-08-20T14:14:29","slug":"madaxweyne-nimadii-somalia-uu-darman-kaga-sheekeynjiray-turkiga-halkey-ku-dambeysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/madaxweyne-nimadii-somalia-uu-darman-kaga-sheekeynjiray-turkiga-halkey-ku-dambeysay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Nimadii Somalia Uu Darman Kaga Sheekeynjiray Turkiga Halkey Ku Dambeysay"},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/darman2.bmp\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" title=\"darman\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/darman2.bmp\" alt=\"\" width=\"371\" height=\"373\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Iyadoo Ay Madaxweyne Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed <strong>C\/Nuur Darmaam<\/strong> U Aqoonsaneed Dowlada Turkiga In Uu Yahay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maalinkii Shalay Aheed Raiisulwazaaraha Turkiga <strong>Recep Dayib Erdogan<\/strong> Booqasho Ku Yimid Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Cabdi Nuur Darmaan Ayaa waxa Uu Sheegan jiray in uu Yahay Madaxweynaha Dalka Soomaaliya\u00a0 Isagoo Ahaa\u00a0 Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Dalalka Caalamka Qaarkoodna Ay Ka Qaateen In Uu Yahay Madaxweynaha dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Balse Waxaan La Ogeen MArkii Uu Yimid Ra\u2019iisul Wazaare <strong>Recep Dayib Erdogan<\/strong><strong> <\/strong>Meel uu Ciri iyo Jaanba Dhigay<strong> Cabdi Nuur Darmaan <\/strong>Oo Dowlada Turkiga U Sheega jiray In Uu Yahay Madaxweynaha dalka soomaaliya<\/p>\n<p>\u00a0Xubnaha XMJS Ayaa waxa ay Sheegeen In\u00a0 Uu Caqabad Ku Ahaa Jirtaanshaha Xisbiga midnimada Jamhuuriga Oo <strong>13sano<\/strong> Jirsanday Xisabigaasi Aanan Wax Caqabad Ah Lagala Kulmin Int uu Jiray Amaba Uu Ka howl;galayay Dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Ugu \u00a0Dambeytii Ayaa Qaar Ka Tirsan Xubnaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Noo Xaqiijiyeen In Uu <strong>\u00a0C\/nuur Darmaan <\/strong>Iminka Dib Ugu Soo Rajuucay Xisbigii Uu Hogaamiyaha U Ahaa Isla Markaana Uu Ay Sheegeen In Uu Kaga Qeeb Gali Doono Shirka Loo Qabandoonao Dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>\u00a0Kadib Markii Uu Fashil Ku Yimid Madaxtinimadii Uu u Sheegijiray Dalka Caalamka Oo Ay Iminkaba Boqasho Ugu Imaanayaan MAdaxweynaha Iminka Dalka maamula Ee Shariif Shiq Axmed<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/darman2.bmp\"><\/a><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Iyadoo Ay Madaxweyne Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed C\/Nuur Darmaam U Aqoonsaneed Dowlada Turkiga In Uu Yahay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maalinkii Shalay Aheed Raiisulwazaaraha Turkiga Recep Dayib Erdogan Booqasho Ku Yimid Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaalada Muqdisho Cabdi Nuur Darmaan Ayaa waxa Uu Sheegan jiray in uu Yahay Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2689","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2689"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2694,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2689\/revisions\/2694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}