{"id":26874,"date":"2016-03-10T17:15:52","date_gmt":"2016-03-10T14:15:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26874"},"modified":"2016-03-10T17:19:31","modified_gmt":"2016-03-10T14:19:31","slug":"xildhibaan-saciid-maxamed-maxamuud-xeyd-oo-ka-hadley-suaalo-weydiintii-rw-cumar-crashiid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/xildhibaan-saciid-maxamed-maxamuud-xeyd-oo-ka-hadley-suaalo-weydiintii-rw-cumar-crashiid\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Saciid Maxamed Maxamuud Xeyd oo ka hadley su&#8217;aalo weydiintii R\/W Cumar C\/rashiid."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Siciid Maxamed Maxamuud Xeyd oo ka Tirsan Baarlamaanka Somalia, ayaa ka Warbixiyay sababihii ay ugu yeeraan dhawaan RW Somalia, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad-sugidda, ayna wax uga weydiiyeen Arrimo la xiriira ammaanka guud ee dalka.<\/p>\n<p>Mudane Siciid Xayd oo u Warramayay VOA-da ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiinta Dowladda Somalia ay weydiiyeen su\u2019aalo ay ka mid ahaayeen; Dilalka iyo Qaraxyada is-daba-joogga ah ee dhacaya Muqdisho, mas\u2019uuliyiinta iyo ardayda la beegsanayo iyo Arrimo kale.<\/p>\n<p>\u201cBaarlamaanka Somalia waa hay\u2019addii Sharci-dajinta Somalia, wuxuu xaq u leeyahay inuu La-xisaabtamo ha\u2019yadda fulinta, sida Ra&#8217;iisul Wasaaraha, Ujeeddadeennua waa sidii Dadka Soomaaliyeed ay Nabad-galyo ugu soo Toosi lahaayeen, Hawl-maalmeedkooda ugu Gudan lahaayeen si nabad ah, iyagoo aan Wal-wal-qabin. Madaxda dalkuna ay magaalada u dhex-mari lahaayeen iyagoo Ammaan ah. Waana taas midda keentay in aan u yeerno Hay\u2019adaha Arrimahani khuseyaan oo aan wax ka weydiinno meesha habacsanaantu ka jirto,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Siciid Xayd.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Sidoo kale, Xildhibaanka ayaa la Weydiiyay su\u2019aal ahayd; Sababta ay markii hore wax uga qaban waayeen dilalka iyo Qarxyada, Halkii aad mooshinno ku mashquuli lahaydeen, ayuu xildhibaanku wuxuu kaga jawaabay.<\/p>\n<p>\u201cWax walba wakhtigooda ayay dhacaan\u2026 Markii aan aragnay qaraxyada maalin walba ka dhacaya hoteelada muhiimka ah oo dad badan oo Qaranka muhiim u ahaa ay ku dhinteen\u2026 isla markaana aan aragnay inay sii badanayaan ayaa waxaanu is-tusnay inaan hay\u2019adaha ay Arrintani khuseyso inaan iska aragno oo aan wax iska Weydiinno. Waayo Qaraxyadaan iyo dhimashada Xildhibaan keliya kuma sinna ee dadka oo dhan ayay saameyn ku lahayd.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, xildhibaanka ayaan ka hadlin jawaabihii ay mas\u2019uuliyiintii ay ugu yeereen Baarlamaanka Somalia ka bixiyeen su\u2019aalihii ay xildhibaannadu weyidiyeen, iyadoo sidoo kalena guddoonka baarlmaaanka Somalia oo horay u sheegay inay soo bandhigi doonaan aysan weli soo bandhigin.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco114.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26877\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco114-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec224.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26872\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec224-150x150.jpg\" alt=\"beec22\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec224-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec224-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Siciid Maxamed Maxamuud Xeyd oo ka Tirsan Baarlamaanka Somalia, ayaa ka Warbixiyay sababihii ay ugu yeeraan dhawaan RW Somalia, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad-sugidda, ayna wax uga weydiiyeen Arrimo la xiriira ammaanka guud ee dalka. Mudane Siciid Xayd oo u Warramayay VOA-da ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiinta Dowladda Somalia ay weydiiyeen su\u2019aalo ay ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26876,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26874","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26874"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26879,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26874\/revisions\/26879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}