{"id":2682,"date":"2011-08-19T14:49:34","date_gmt":"2011-08-19T14:49:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2682"},"modified":"2011-08-19T14:49:34","modified_gmt":"2011-08-19T14:49:34","slug":"idaacada-kulmis-qurmis-oo-cadeysatay-kala-geynta-iyo-isku-dirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/idaacada-kulmis-qurmis-oo-cadeysatay-kala-geynta-iyo-isku-dirka\/","title":{"rendered":"Idaacada Kulmis Qurmis Oo Cadeysatay Kala Geynta Iyo Isku Dirka"},"content":{"rendered":"<p><strong>C\/Qaadir Dulyar<\/strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/dulyar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2684\" title=\"dulyar\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/dulyar-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"244\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>C\/Caziz Africa\u00a0\u00a0 <a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/guure.jpg\"><\/a><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/africa2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2687\" title=\"africa\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/africa2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/africa2-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/africa2.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/africa.jpg\"><\/a><\/p>\n<p><strong>Abwaan Guure<\/strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<a onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/guure.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" title=\"guure\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/guure-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0<strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>\u00a0Waxaa cadaatey in idaacada kulmis qurmis ay tahey mid aan ka turjumeyn danaha dadka iyo isu keenka bulshada soomaaliyeed magaca ay bahwadaagta kula tahey shisheeyahana waa kulmis ee ma ahan kulmiye<a onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/guure.jpg\"><\/a><strong><\/strong><\/p>\n<p>Waxey u samaysantahey kala geynta wariyeyaasha soomaaliyed sababtoo ah dooda ay ku sheegto kulanka saxafiyiinta ee ay qabatey 12ki bishan augast,2011 waxey kaga hadashey ayaa cadeyn u ah In <strong>wariye maxamud carab<\/strong> uu u afduubanyahey kuwo sheegta saxafiyiin<\/p>\n<p>Balse aan shaqo ku laheyn saxaafad waa la yaqaan wixii ay ka shaqeyn jireen Qaarkood daroogo ayey iibin jireen maantana saxaafad aan shaqadeed la aqoon<br \/>\nayey sheeganayaan ninka barnaamijkaas daadihinayey oo ah <strong>c\/qaadir dulyar <\/strong>\u00a0laguma ogeyn dhinacaas lamana garanayo waxa ku xambaarey in<br \/>\nwax looga sheego barnaamij uu wado<strong><\/strong><\/p>\n<p>Nin wariye ah oo walaalkiis ah waasa la ogaandoonaa in la hoos galiyey iyo in uu bahwadaag la yahey raga cadeystey hagardaamada iyo jaajuusida saxafiyiinta wariye maxamud carabna wey cadaatey in uusan wax danbi ah laheyn maadaama ay dooda duuban ee laga siidaayey idaacadda kulmis qurmis lagu weerareyShaqsiyadiisa<\/p>\n<p>Waxaana ku cadahey in ay iyagu ka danbeeyeen xarigiisa kuna<br \/>\nfaraxsanyihiin taasoo meesha ka saareysa magaca wanaagsan ee darbiga<br \/>\nku qoran in ay ka hooseeyaan waxa dhabta ah ee bulshadu wada ogtahey<br \/>\nfalaari gilgilasho kaagama harto waa la ogaandoona xaqiiqda dhabta ah maalin uun insha allaah.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/Qaadir Dulyar C\/Caziz Africa\u00a0\u00a0 Abwaan Guure\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) \u00a0Waxaa cadaatey in idaacada kulmis qurmis ay tahey mid aan ka turjumeyn danaha dadka iyo isu keenka bulshada soomaaliyeed magaca ay bahwadaagta kula tahey shisheeyahana waa kulmis ee ma ahan kulmiye Waxey u samaysantahey kala geynta wariyeyaasha soomaaliyed sababtoo ah dooda ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2682","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2682"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2688,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2682\/revisions\/2688"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}