{"id":26809,"date":"2016-03-08T17:38:24","date_gmt":"2016-03-08T14:38:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26809"},"modified":"2016-03-08T18:16:00","modified_gmt":"2016-03-08T15:16:00","slug":"ciidamada-nabadsugidda-soomaaliya-nisa-oo-sheegey-in-ay-mareykanka-kala-shaqeeyeen-duqeyntii-loo-geystey-saldhiga-ay-al-shabaab-lahaayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/ciidamada-nabadsugidda-soomaaliya-nisa-oo-sheegey-in-ay-mareykanka-kala-shaqeeyeen-duqeyntii-loo-geystey-saldhiga-ay-al-shabaab-lahaayeen\/","title":{"rendered":"Ciidamada Nabadsugidda soomaaliya NISA oo sheegey in ay mareykanka kala shaqeeyeen duqeyntii loo geystey saldhiga ay AL-shabaab lahaayeen."},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sir-doonka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah sheegtay inay kala shaqeeyeen Dowladda Mareykanka Duqeyntii Sabtidii ay ku weerareen saldhig Al-shabaab ay ku leedahay bartamaha Somalia, kaasoo ay Mareykanku sheegeen inay ku dileen 150 dagaal-yahan oo Al-shabaab ka tirsan.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Hay\u2019adda Nabad-sugidda Somalia ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee Mareyknaka AP, inay duqeyntan khasaare xooggan kasoo gaartay Al-shabaab, isagoo intaa ku daray inay ahayd mid si wanaagsan looga shaqeeyay.<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in duqeyntan lagu beegsaday saldhig Tababbar oo ay Al-shabaab ku lahayd deegaan ku yaalla bartamaha Somalia oo qiyaastii 200-km Waqooyi kaga beegan Magaalada Muqdisho, iyadoo Al-shabaab ay Qirtay inay duqeyntu jirto, balse waxay beeniyeen in 150 dagaalyahan looga dilay.<\/p>\n<p>\u201cSaldhigga Al-shabaab ee la duqeeyay waxaa lagu qorsheynayay sidii ay u qaadi lahaayeen weerarro, laakiin markii laga war-helay ayaa la beegsaday,\u201d ayuu\u00a0yiri sarkaal nabad-sugida Somalia ka tirsan oo magaciisa u Qariyay sababo la xiriira in aan loo ogoleyn inuu la hadlo Warbaahinta.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa sheegtay in saldhiga ay Duqeeyeen lagu maleegayay weerarro ka dhan ah ciidamada Midowga Afrika ee Somalia iyo Ciidamada ka jooga Mareykanka Gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu la soconnay muddo Toddodbaadyo ah dhaqdhaqaaqyada Saldhiggaas ka socday, waxaana saldhigga oo lagu magacaabo Raaso duqeeyay Diyaarado oo kuwa aan duulliyaha lahayn ah iyo kuwo kale ee dagaalka,\u201d ayuu Cap. Jeff Davis oo ah afhayeenka Pentagon-ka Mareykanka u sheegay Warbaahinta.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa intaa ku daray in saldhigga oo dhan la burburiyay, isagoo ku daray intaas in Mareykanku uu rumeysan yahay inaysan halkaas ku sugnayn cid rayid ah, oo aysan jirin khasaare shacabka kasoo gaaray duqeyntoodan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xarakada Al-shabaab ayaa waxay horay ka fullisay weeraro khasaare badan geystay dalalka Somalia oo iyo Kenya, Waxaana Meelaha ay Weerareen ku jira Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco112.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26822\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco112-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec222.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26821\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec222-150x150.jpg\" alt=\"beec22\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec222-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec222-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sir-doonka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah sheegtay inay kala shaqeeyeen Dowladda Mareykanka Duqeyntii Sabtidii ay ku weerareen saldhig Al-shabaab ay ku leedahay bartamaha Somalia, kaasoo ay Mareykanku sheegeen inay ku dileen 150 dagaal-yahan oo Al-shabaab ka tirsan. Sarkaal ka tirsan Hay\u2019adda Nabad-sugidda Somalia ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee Mareyknaka AP, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26811,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26809"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26826,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26809\/revisions\/26826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26811"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}