{"id":26802,"date":"2016-03-07T15:44:34","date_gmt":"2016-03-07T12:44:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26802"},"modified":"2016-03-07T15:45:52","modified_gmt":"2016-03-07T12:45:52","slug":"sarkaal-ka-tirsan-al-shabaab-oo-maamulka-degmada-qoryooley-sheegeen-in-ay-gacanta-ku-dhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/sarkaal-ka-tirsan-al-shabaab-oo-maamulka-degmada-qoryooley-sheegeen-in-ay-gacanta-ku-dhigeen\/","title":{"rendered":"Sarkaal ka tirsan AL-SHABAAB oo maamulka degmada Qoryooley sheegeen in ay gacanta ku dhigeen."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo ka Tirsan Al-shabaab, kaasoo ay sheegeen inuu dhibaatooyin ku hayay shacabka degmadaas ku nool.<\/p>\n<p>Taliyaha Saldhigga Booliiska Qoryooley, Axmed Gaaboow Buulle oo la hadlayay qaybaha Warbaahinta ayaa sheegay in sarkaalkaan lagu qabtay hawl-gal ay Ciidamada Booliisku ka sameeyeen gudaha iyo daafaha degmadaas.<\/p>\n<p>\u201cHawl-galkeenu wuxuu ahaa mid aan ku raadinaynay sarkaalkan, ugu dambeyn guul ayaan ka Gaarnay Hawl-galka, gacanta ayaanan kusoo dhignay Sarkaalkii aan Baadi-goobaynay haynay,\u201d ayuu yiri Gaabow.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliyaha ayaa xusay in sarkaalka ay qabteen lagu magacaabo, Maxamed Ciise Geelle, isagoo intaas ku daray in sarkaalkan oo madax uga ahaa Al-shabaab, deegaanno ay ka mid tahay Jannaale uu u sheegay inuu kasoo goostay Al-shabaab uuna doonayay oo uu dowladda kusoo biro.<\/p>\n<p>\u201cMarkii aan gacanta ku dhignay Sarkaalka Al-shabaab ka tirsan oo amiir ka ahaa tuulooyin badan oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, wuxuu inoo sheegay in uu doonayay inuu dowladda kusoo biiro, uuna kasoo goostay Al-shabaab, balse warkaas kama rumeysan oo waxaan u aragnay mid uu ku doonayo inuu nooga baxsado,\u201d ayuu Taliyaha.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Qabashada Sarkaalkan la sheegay inuu ka Tirsanaa Al-shabaab ayaa waxay kusoo beegmaysaa xilli dhawaanahan ay hawl-gallo ka wadeen degmada Qoryooley iyo deegaannada ku dhow ciidamada DF Somalia iyo kuwa AMISOM ee halkaas ku sugan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo ka Tirsan Al-shabaab, kaasoo ay sheegeen inuu dhibaatooyin ku hayay shacabka degmadaas ku nool. Taliyaha Saldhigga Booliiska Qoryooley, Axmed Gaaboow Buulle oo la hadlayay qaybaha Warbaahinta ayaa sheegay in sarkaalkaan lagu qabtay hawl-gal ay Ciidamada Booliisku ka sameeyeen gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26804,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26802","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26802","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26802"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26802\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26803,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26802\/revisions\/26803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26804"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26802"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26802"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26802"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}