{"id":26760,"date":"2016-03-04T22:46:37","date_gmt":"2016-03-04T19:46:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26760"},"modified":"2016-03-04T23:10:01","modified_gmt":"2016-03-04T20:10:01","slug":"waqooyiga-kuuriya-oo-kj-hanjabtey-in-ay-adeegsaneysohubka-halista-ah-nuklearwada-hadaladii-lagula-jirey-ma-burbureen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/waqooyiga-kuuriya-oo-kj-hanjabtey-in-ay-adeegsaneysohubka-halista-ah-nuklearwada-hadaladii-lagula-jirey-ma-burbureen\/","title":{"rendered":"Waqooyiga Kuuriya oo ku hanjabtey in ay adeegsaneysohubka halista ah Nuklear\/wada hadaladii lagula jirey ma burbureen?."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Woqooyiga Kuuriya Kim Jong-Un, ayaa Millateriga Dalkiisa ku amray inay isku diyaariyaan Adeegsiga Hubka halista ah ee Nuclear-ka xilli kastaa oo loo baahdo.<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka North Korea ayaa baahisay in Hoggaamiyaha dalkaas, Kim Jong-Un, uu sheegay in millatariga dalkaasi ay tahay inay isku diyaariyaan sidii ay u qaadi lahaayeen Weerar is-difaacid ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Hadalka Kim Jong-un ayaa kusoo beegmayso xilli Xiisadda adag ay ka aloosan tahay gacanka Kuuriya, kaddib markii bishii Jannaayo ee Sanadkan 2016-ka ay Woqooyiga Kuuriya tijaabiyay hubka Nuclear-ka ah, iyadoo Qaramada Midoobay ay Tijaabada dalkaas uga jawaabay cunna-qabteyn cusub ay kusoo rogtay toddobadkan.<\/p>\n<p>Kim Jong-un, oo dhawaan Kormeerayay Gantaallada Dalkaas uu leeyahay ayaa ku sheegay hadal uu jeediyay in millateriga waddankiisa ay tahay inay Nuclear-ka xoojiyaan tiro ahaan iyo tayo ahaan, isla markaana madaxyada Hubkaan halista ah ay heegan geliyaan si Weerar is-difaacid ah ay u qaadi lahaayeen.<\/p>\n<p>\u201cWaa in aad isku Diyaarisaan sidii aad Weerar is-difaacid ah u qaadi lahaydeen mar walba oo loo baahdo,\u201d ayuu yiri Jong-un oo hadal u jeediyay Saraakiisha ciidamada dalkaas, sida ay baahisay wakaaladda wararka North Korea.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Hanhabaada noocan oo kale ah ayaan ahayn mid ku cusub dalka Waqooyiga Kuuriya, Laakiinse Khubaradda Kim Jong-un ayaa Shaki weyn laga qabaa in Waddankaas uu isticmaalo hubkiisa Nuclear-ka ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Dalka Waqooyiga Kuuriya ayaa Waxay muddo aad u fog Colaado Adagi kala dhexeesay dalka ay dariska yihiin ee Koonfurta Kuuriya, waxaana labadaan dal dhowr jeer dhexmaray dagaallo khasaare badan dhaliyay.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec44.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26730\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec44-150x150.jpg\" alt=\"beec44\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec44-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec44-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26722\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco11-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26725\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec22-150x150.jpg\" alt=\"beec22\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec22-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Woqooyiga Kuuriya Kim Jong-Un, ayaa Millateriga Dalkiisa ku amray inay isku diyaariyaan Adeegsiga Hubka halista ah ee Nuclear-ka xilli kastaa oo loo baahdo. Wakaaladda Wararka North Korea ayaa baahisay in Hoggaamiyaha dalkaas, Kim Jong-Un, uu sheegay in millatariga dalkaasi ay tahay inay isku diyaariyaan sidii ay u qaadi lahaayeen Weerar is-difaacid ah. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26760","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26760","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26760"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26760\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26765,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26760\/revisions\/26765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}