{"id":26756,"date":"2016-03-04T22:02:03","date_gmt":"2016-03-04T19:02:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26756"},"modified":"2016-03-04T22:04:51","modified_gmt":"2016-03-04T19:04:51","slug":"gen-cali-xirsi-barre-oo-sheegey-in-amni-darada-muqdisho-al-shabaab-keliya-aan-lagu-eedeyn-karinyaa-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/gen-cali-xirsi-barre-oo-sheegey-in-amni-darada-muqdisho-al-shabaab-keliya-aan-lagu-eedeyn-karinyaa-kale\/","title":{"rendered":"Gen. Cali Xirsi Barre oo sheegey in amni darada Muqdisho AL- shabaab keliya aan lagu eedeyn karin\/yaa kale ?."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka booliiska gobolka Banaadir, Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), ayaa sheegay in Falalka Amaan-darrada ah ee ka dhaca Muqdisho aanay ahayn cidda fulinaysa Al-shabaab oo keliya, laakiin ay jiraan dad kale oo si xun wax ku raadinaya.<\/p>\n<p>Jen. Cali Gaab, ayaa sidoo kale Xusay in Duqeymaha mararka qaarkood lala soo beegsado Goobo ka tirsan Muqdisho aysan ahayn kuwo ay soo ridaan Al-shabaab oo keliya, balse ay jiraan dad kale oo ku lug leh, kuwaasoo aanu carrabaabin.<\/p>\n<p>\u201cBoqolkiiba boqol, anigu ma qabo in Hoobiyeyaasha Xaafado ka tirsan Muqdisho laga soo Tuurayo ay Al-shabaab oo kaliya ka dambeyso, waxani ma ahan dagaallo Caalami ah, waa kuwo diiddan nabadda iyo nolosha dadka ama si kale wax u raadinaya,\u201d ayuu yiri Jen. Cali Gaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale, taliyaha ayaa sheegay in dhawr jeer weerarro noocan oo kale ah laga hor-tagay, meelihii ugu dambeeyay ee madaafiicdaan laga soo tuuray ay ahaayeen goobo la deggenaa, xitaa waxaa jira kuwo laga soo tuuray dhisme fooq ah oo ay korkiisa degenaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cDadka lugta ku leh arrimahaan ayaad waxaad mooddaa caqligooda in garaado iyo sumcad lagu helayo ama doonaya inay xoog ku helaan xil. Shacabka magaalada Muqdisho Waxaan ka doonaynaa haddaanan kuwaas innagu arki karin iyaga ayaa arkaya, ciidamada ayay wici karaa ama dad Waddaniyiin ah, waa inay nagu soo Wargeliyaan,\u201d ayuu taliye hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Somalia ayaa dhawaan sheegtay in hoobiyeyaashii dhawaan lagu soo tuuray Madaxtooyada Somalia iyo xaafadaha u dhow-dhow loo qabtay tiro dad ah &amp; Gaadiid looga shakisan yahay in laga madaafiicdan laga soo dhex-tuuray.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec44.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26730\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec44-150x150.jpg\" alt=\"beec44\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec44-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beec44-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco111.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-26734\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/beco111-150x136.jpg\" alt=\"beco11\" width=\"150\" height=\"136\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka booliiska gobolka Banaadir, Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), ayaa sheegay in Falalka Amaan-darrada ah ee ka dhaca Muqdisho aanay ahayn cidda fulinaysa Al-shabaab oo keliya, laakiin ay jiraan dad kale oo si xun wax ku raadinaya. Jen. Cali Gaab, ayaa sidoo kale Xusay in Duqeymaha mararka qaarkood lala soo beegsado Goobo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26753,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26756","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26756"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26759,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26756\/revisions\/26759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}