{"id":2671,"date":"2011-08-18T14:58:09","date_gmt":"2011-08-18T14:58:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2671"},"modified":"2011-08-18T14:58:09","modified_gmt":"2011-08-18T14:58:09","slug":"axmed-madowe-oo-ka-hadlay-ka-bixidii-muqdsho-xarakada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/axmed-madowe-oo-ka-hadlay-ka-bixidii-muqdsho-xarakada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Axmed Madowe Oo Ka Hadlay Ka Bixidii Muqdsho Xarakada Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Sheekh Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madowwe Oo Ah Hoggaamiyaha kooxda KA Goosatay Xartaklada Al-shabab Ee \u00a0Raas Kambooni ayaa ka WArbixiyay siyaasaddiisaKu Aadan Ay Hada Gacanta Ku HayaanXarakada Mujaahidiinta Al-shabab Ee \u00a0gobollada Jubbooyinka.<\/p>\n<p>Sheekh Axmed Maxamed Islaam, Madoowe hoggaamiyaha kooxda Raas Kambooni ayaa ka hadlay siyaasaddiisa Iyo Sida Buu Yiri In Laga Xureeyo Gobolada Dalka Soomaaliya Xarakada Al-shabaab Oo Iminkaba Ku Xoogan Qeybo Ka Mid Ah Goboladaasi.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe Ayaa Sidoo Kale waxa uu sheegay In u dagaalamayo sidii gobolladaasi looga xoreyn lahaa culeyska dul saaran, sida uu hadalka u dhigay Ayna Gacanta U Galin Lahaayeen Dowlada TFG-da Somalia.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ka bixitaanka al-Shabaab ee Muqdisho ay ka dhigan tahay dhammaadkii ururkaasi Islamarkaan ay Soo Gaba Gabowday Magaca Xarakada Al-shabaab Waa Sida Uu Hadalka U dhogay Axmed MAdowe.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Sheekh Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madowwe Oo Ah Hoggaamiyaha kooxda KA Goosatay Xartaklada Al-shabab Ee \u00a0Raas Kambooni ayaa ka WArbixiyay siyaasaddiisaKu Aadan Ay Hada Gacanta Ku HayaanXarakada Mujaahidiinta Al-shabab Ee \u00a0gobollada Jubbooyinka. Sheekh Axmed Maxamed Islaam, Madoowe hoggaamiyaha kooxda Raas Kambooni ayaa ka hadlay siyaasaddiisa Iyo Sida Buu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2671","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2671","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2671"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2671\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2673,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2671\/revisions\/2673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2671"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2671"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2671"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}