{"id":26688,"date":"2016-03-02T19:28:04","date_gmt":"2016-03-02T16:28:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26688"},"modified":"2016-03-02T19:31:05","modified_gmt":"2016-03-02T16:31:05","slug":"doonyo-kaluumeysi-oo-si-sharci-daro-ah-uga-kaluumeysanaya-badda-soomaaliya-oo-ay-gacanta-ku-dhigeen-ciidanka-badda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/03\/doonyo-kaluumeysi-oo-si-sharci-daro-ah-uga-kaluumeysanaya-badda-soomaaliya-oo-ay-gacanta-ku-dhigeen-ciidanka-badda-puntland\/","title":{"rendered":"Doonyo kaluumeysi, si sharci daro ah uga kaluumeysanaya Badda soomaaliya oo ay gacanta ku dhigeen ciidanka badda Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Badda Puntland oo haw-gallo ka sameeyay inta u dhexeysa magaalooyinka Boosaaso iyo Qandal ayaa soo qab-qabtay Shan doomood iyo shaqaalihii saaran oo si sharci-darro ah kalluumeysi sharci-darro ah kawaday Xeebaha Puntland.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka badda maamulka Puntland, Admiral C\/risaaq Diiriye Faarax ayaa wuxuu warbaahinta u sheegay in doonyahaan iyo shaqaalihii watayba ay ku Xad-gudbeen sharciga kulluumaysiga Puntland, sidaas darteena la horkeeni doono sharciga.<\/p>\n<p>\u201cWadarta doonyaha kalluumeysiga sharci-darrada ah waday ee aan soo qabanay waa Shan, waxay kaloo wateen doomo kale oo yar-yar, waxay ku xadgudbeen sharciga kalluumeysiga Puntland, sidaa darteed waxaa lala tiigsanayaa sharciga,\u201d ayuu yiri Adm. C\/risaaq Diiriye.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Qaar ka mid ah shacabka deegaanka Qandala ayaa iyagana sheegaya in dadkani yihiin kulluumeysatadii deegaankooda, waxayna xarigga ay Puntland maanta u geysatay ku tilmaameen mid aan sharci ahayn.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu Horreysay oo Puntland ay doonyo ay sheegeen in Kalluumeysi Sharci-darro ah ay kusoo qabteen lana maxkamadeeyo, balse waa markii ugu horreysay oo doonyo tiradoodu intaan le\u2019eg tahay ay soo qabtaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Dhawaan ayaa la filayaa shaqaalaha iyo Maamulka dooyahaan ee la Qab-qabtay la hor-geeyo maxkamadda Gobalka Bari, si lo xaqiijiyo dambiga lagu soo eedeeyay ee kalluumeysiga sharci-darrada ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Badda Puntland oo haw-gallo ka sameeyay inta u dhexeysa magaalooyinka Boosaaso iyo Qandal ayaa soo qab-qabtay Shan doomood iyo shaqaalihii saaran oo si sharci-darro ah kalluumeysi sharci-darro ah kawaday Xeebaha Puntland. Taliyaha ciidanka badda maamulka Puntland, Admiral C\/risaaq Diiriye Faarax ayaa wuxuu warbaahinta u sheegay in doonyahaan iyo shaqaalihii watayba ay ku Xad-gudbeen sharciga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26691,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26688"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26692,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26688\/revisions\/26692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}