{"id":2666,"date":"2011-08-18T13:08:28","date_gmt":"2011-08-18T13:08:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2666"},"modified":"2011-08-18T13:08:28","modified_gmt":"2011-08-18T13:08:28","slug":"imaanshihii-racep-erdogan-oo-dib-u-dhacdey-ku-yi-mid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/imaanshihii-racep-erdogan-oo-dib-u-dhacdey-ku-yi-mid\/","title":{"rendered":"Imaanshihii Racep Erdogan Oo Dib U Dhacdey Ku Yi Mid"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/raaaaaaa2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2669\" title=\"raaaaaaa\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/raaaaaaa2.jpg\" alt=\"\" width=\"311\" height=\"192\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Racep Tayyip Erdogan <\/strong>Oo Ah Raysalwasaaraha dalka Turkiga Ayaa Lagu Waday In Uu Booqasho Ku Imaado \u00a0manta Oo Ah \u00a0(Khamiis) magaalada Muqdisho ayaa dib ugu dhacdey maalinta Jimacada ah<\/p>\n<p>Booqashada Raysalwasaaraha<strong> Turkiga<\/strong> \u00a0Ayaa Magaalada Muqdisho si weyn Looga Dareemeyay Soo DHaweyntii La Sameenlahaa Imaanshihiisa waxaana dariiqyada suran Sawirkiisa iyo kan Madaxweynaha Soomaaliya Shiriif Sh.Axmed<\/p>\n<p>Muuqaalka \u00a0ku Suran \u00a0dariiqyada iyo derbiyada Muqdisho waxaa ku qoran \u201cMahad ayaan idiin haynaa Turkiyow, in aydinaan na hilmaamin maantoo kale Ayaan Dooneynaa Ayaa Ku Qornaa Sawirada Iyo Boorarka Ku saurnaa dariiqyada Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Racep Tayyip Erdogan <\/strong>ayaa noqonaya, Raysalwasaarihii u horeeyey \u00a0ee Doonayay In Uu Booqasho Ku Iamaado Dalka Soomaaliya \u00a0KA Dib 20-kii sano Ee Uu Ku Jiray Dalka Bur Bur Iyo Dagaalo Baahsan.<\/p>\n<p>Imaanshaha \u00a0Raysalwasaaraha Turkiga <strong>Erdogan<\/strong> waxaa ku wehilin doona xaaskiisa iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalkaasi .<\/p>\n<p>Shiikh Shariif Sh,Axmed ayaa habeenimadii xalay dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu shirkii ururka Islaamka ee Istanbul ugaga qaybgalay dalka Soomaaliya, waxaana uu hadda isu diyaarinayaa Imaansha <strong>Racep Tayyip Erdogan<\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Racep Tayyip Erdogan Oo Ah Raysalwasaaraha dalka Turkiga Ayaa Lagu Waday In Uu Booqasho Ku Imaado \u00a0manta Oo Ah \u00a0(Khamiis) magaalada Muqdisho ayaa dib ugu dhacdey maalinta Jimacada ah Booqashada Raysalwasaaraha Turkiga \u00a0Ayaa Magaalada Muqdisho si weyn Looga Dareemeyay Soo DHaweyntii La Sameenlahaa Imaanshihiisa waxaana dariiqyada suran Sawirkiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2666","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2670,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2666\/revisions\/2670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}