{"id":26613,"date":"2016-02-27T00:39:19","date_gmt":"2016-02-26T21:39:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26613"},"modified":"2016-02-27T00:48:54","modified_gmt":"2016-02-26T21:48:54","slug":"giani-infantino-oo-loo-doortey-gudoomiyaha-ururka-fifa-bedelayana-blatter","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/giani-infantino-oo-loo-doortey-gudoomiyaha-ururka-fifa-bedelayana-blatter\/","title":{"rendered":"GIANNI INFANTINO: oo loo doortey gudoomiyaha ururka FIFA bedelayana Blatter."},"content":{"rendered":"<p>Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee [FIFA] ayaa u doortay maanta Guddoomiye Cusub, Gianni Infantino oo horay u ahaa Xoghayaha xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA, isagoo bedeli doona Guddoomiyihii hore ee FIFA Joseph Sepp Blatter.<\/p>\n<p>Gianni Infantino, ayaa ku guuleystay 115-cod, Wareeggii labaad ee doorashadii maanta ka dhacay magaalada Zurich ee dalka Switzerland, isagoo ka guuleystay Saddex Murashax oo xilkaan kula tartamayay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Cusub ee FIFA oo Asal ahaan kasoo jeeda Dalka Talyaaniga ayaa Wuxuu ka guuleystay wareeggii u dambeeyay ee Doorashada Sheikh Salmaan oo helay 88-cod oo keliya.<\/p>\n<p>Gianni Infantino ayaa u baahnaa 104-cod oo keliya oo ah 50% xubnihii codka dhiibanayay, isagoo Hadal uu jeediyay guushiisa kaddib ku sheegay inuu isbedel ku sameynayo Xiriirka FIFA, uuna dib u soo celinayo sumcaddii uu xiriirku lahaa.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa wareeggii ugu dambeeyay ee doorashada isna ka Qayb-galay, Ali bin al-Hussein oo u dhashay Dalka Jordan, isagoo helay Afar cod oo ka mid ah codadkii 207-dii xubnood ee codeynayay ay dhiibteen.<\/p>\n<p>Waddamada Kuwait iyo Indonesia ayaan iyagu ka qaybgelin doorashada Xiriirka FIFA ee maanta ka dhacday Zurich, iyadoo aan wax faahfaahin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee [FIFA] ayaa u doortay maanta Guddoomiye Cusub, Gianni Infantino oo horay u ahaa Xoghayaha xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA, isagoo bedeli doona Guddoomiyihii hore ee FIFA Joseph Sepp Blatter. Gianni Infantino, ayaa ku guuleystay 115-cod, Wareeggii labaad ee doorashadii maanta ka dhacay magaalada Zurich ee dalka Switzerland, isagoo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26616,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26613","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26613","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26613"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26617,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26613\/revisions\/26617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}