{"id":26603,"date":"2016-02-25T20:55:52","date_gmt":"2016-02-25T17:55:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26603"},"modified":"2016-02-25T20:55:52","modified_gmt":"2016-02-25T17:55:52","slug":"gudiga-amniga-iyo-difaaca-xeebaha-oo-manta-xukuumadda-soomaaliya-ansixiseybaarlamaankana-la-hor-geyn-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/gudiga-amniga-iyo-difaaca-xeebaha-oo-manta-xukuumadda-soomaaliya-ansixiseybaarlamaankana-la-hor-geyn-doono\/","title":{"rendered":"Gudiga amniga iyo difaaca xeebaha oo manta xukuumadda Soomaaliya ansixisey\/baarlamaankana la hor geyn doono."},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia ayaa Shir ay maanta yeeshay oo uu shir-guddoominayay ku-simaha Ra&#8217;iisul wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda Somalia, C\/llaahi Axmed Jaamac [Ilka-Jiir], ayaa wasaarado kala duwan looga dhageystay, waxaana lagu Meel-mariyay Siyaasada Guddiga Amniga iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirrada Somalia, ayaa waxay Warbixin la xiriirta Amniga Guud ee dalka ka dhageystay Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha, kuwaasoo sheegay in Hawlgallo ay ka sameeyeen Ciidamadu Dowladda Deegaanno Hoos-yimaada Degmada Mahadaay oo ay ka mid yihiin; Ceel-baraf &amp; Caadley oo ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe oo ay horay ugu sugnaayeen xoogag ka tirsan Al-shabab ay gacanta ku dhigeen Ciidamada Xoogga Dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo <a href=\"http:\/\/d.7769domain.com\/r\/rd.html?#http%3A%2F%2F7769domain.com%2FAd%2FGoIEx%2FSWtuNTFrVmdnUUI0V0V3dWFiVTdnNXBWa2JhZjdEa0drZjVhYUZiS2drYS9ZZzVZTktHUUdjQVRxY2hibVB4RVZkclNVaGZlMFljWjd2cFNHeDJxc0JhOGlqQzhFTjUzQzkvckRjZm14b1FuRXNQU2VabXozdUp0Tlh2b3A4WFh3QUcyY3kyKzdHTEE1SDBhTThJNXp3PT01\">kale<\/a>, Waxaa kulanka laga sheegay in Hawl-gallo kale oo ay Ciidamada Dowladdu ka sameeyeen magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo lagu fashiliyey falal amini-darro oo ay maleegayeen kooxaha argagixisada ah.<\/p>\n<p>Ugu dabmeyn, Golaha Wasiirrada Somalia ayaa Ansixiyay Siyaasada Guddiga Ammaanka iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya oo uu soo Gudbiyay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, iyadoo la xusay in Siyaasaddan cusub sidaas lagu Dhaqan-galin doono.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia ayaa Shir ay maanta yeeshay oo uu shir-guddoominayay ku-simaha Ra&#8217;iisul wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda Somalia, C\/llaahi Axmed Jaamac [Ilka-Jiir], ayaa wasaarado kala duwan looga dhageystay, waxaana lagu Meel-mariyay Siyaasada Guddiga Amniga iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya. Wasiirrada Somalia, ayaa waxay Warbixin la xiriirta Amniga Guud ee dalka ka dhageystay Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26603","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26603"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26605,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26603\/revisions\/26605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}