{"id":2660,"date":"2011-08-17T17:48:13","date_gmt":"2011-08-17T17:48:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2660"},"modified":"2011-08-17T17:48:13","modified_gmt":"2011-08-17T17:48:13","slug":"dowladda-jabuuti-oo-deeq-gaarsiisay-bukaanno-ku-jira-qaar-ka-mid-ah-isbitaallada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/dowladda-jabuuti-oo-deeq-gaarsiisay-bukaanno-ku-jira-qaar-ka-mid-ah-isbitaallada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dowladda Jabuuti Oo Deeq Gaarsiisay Bukaanno Ku JIra Qaar Ka Mid Ah Isbitaallada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Safiirka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2662\" title=\"Safiirka\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Safiirka-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"326\" height=\"244\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Safiirka-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Safiirka.jpg 319w\" sizes=\"auto, (max-width: 326px) 100vw, 326px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Dowladda Jabuuti ayaa maanta deeq lacageed oo aad u fara badan gudoonsiisay dadka dhaawacyada qaba ee ku jira qaar ka mid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Deeqdaani lacageed ayaa maanta Safaaradda Jabuuti ee dalka Soomaaliya waxa ay gaarsiisay dad ku dhibaateysan qaar ka mid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka ee Banaadir iyo Martiini oo ay ku kala sugan yihiin dad naafa ah iyo dad qaba dhaawacyo kala duwan.<\/p>\n<p>Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dayib Dubad Rooble ayaa sheegay in\u00a0 deedaani loogu tala galay shacabka Soomaaliyeed Safaaraddana uu gudoonsiiyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo booqasho ku yimid Muqdisho, \u00a0isagoo sheegay in lacagaha ay maanta qeybiyeen ay kor u dhaafayaan 50-kun oo dollarka Mareykanka ah.<\/p>\n<p>shalay ayey aheyd markii Madaxweynaha dowladda Jabuuti uu booqasho uu ku yimid magaalada Muqdisho kaasi oo balan qaaday in dowladiisa ay gacan siinayso sidii shacabka Soomaaliyeed ay uga samata bixi lahaayeen Dhibaatooyinka Heysta.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Dowladda Jabuuti ayaa maanta deeq lacageed oo aad u fara badan gudoonsiisay dadka dhaawacyada qaba ee ku jira qaar ka mid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho. Deeqdaani lacageed ayaa maanta Safaaradda Jabuuti ee dalka Soomaaliya waxa ay gaarsiisay dad ku dhibaateysan qaar ka mid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2660","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2660"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2664,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2660\/revisions\/2664"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}