{"id":26585,"date":"2016-02-24T22:42:06","date_gmt":"2016-02-24T19:42:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26585"},"modified":"2016-02-24T22:50:10","modified_gmt":"2016-02-24T19:50:10","slug":"qeybo-kamid-ah-goboladda-hiiraan-iyo-shdhexe-oo-ay-manta-qabsadeen-ciidanka-dfiyo-kuwa-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/qeybo-kamid-ah-goboladda-hiiraan-iyo-shdhexe-oo-ay-manta-qabsadeen-ciidanka-dfiyo-kuwa-amisom\/","title":{"rendered":"Qeybo kamid ah goboladda Hiiraan iyo SH\/dhexe oo ay manta qabsadeen ciidanka DFiyo kuwa Amisom."},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Dowladda Somalia oo Garabsanaya kuwa Ururka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Saacadihii u Dambeeyay Waxay la Wareegeen Deegaanno dhawr ah oo hoos-taga Gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan. Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo ku hubeysan gadiid dagaalka ayaa la sheegay inay la wareegeen deegaanka Ceel-baraf oo qiyaastii 26-km Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan u jira, kaddib markii ay ka baxeen Xoogaggii Al-shabaab ee ku sugnaa.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa Warbaahinta u sheegay inay Al-shabaab deegaankaa sii baneeyeen; kaddib markii ay markii ay war helleen in ay ku soo socdaan Ciidamada DF iyo kuwa AMISOM, iyagoo intaa ku darray in ay si buuxda gacanta ugu hayaan deegaanka Ceel-baraf oo dhinaca kale 40-km u jira degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada dhexe.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ciidanka dowladda Federaalka ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaannada la isku yiraahdo Afarta-tuulo oo in muddo ah ay maamulayeen Xoogagga Al-shabaab. Deegaannada Afarta-tuullo, ayaa Waxaa ka mid ah; Biyo-Cadde, Caadley, Miir-taqwo iyo Cali-fool-dheere oo ka mid ah Deegaannada Hoos-yimaada Gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda FS iyo kuwa AMISOM Hawl-galkan ku wehliyeen maleeshiyaad kasoo jeeda Deegaannada ay la Wareegeen Ciidamada, kuwaa oo maalmihii ugu danbeeyayba dagaal kula jiray Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hawlgalka ay ciidamada DFS iyo AMISOM ka sameynayaan Deegaannada Hoos-taga Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada ayaa ka dhigay howlgal is ballaarin ah oo ay wadaan Ciidamada is-garabsanaya, laakiin Ciidankaan is-bahaysanaya ayaa inta badan lagu eedeeyaan in aysan ku nagaan Deegaannada ay la Wareegaan, iyagoo maalmo kaddib isaga baxa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Dowladda Somalia oo Garabsanaya kuwa Ururka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Saacadihii u Dambeeyay Waxay la Wareegeen Deegaanno dhawr ah oo hoos-taga Gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan. Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo ku hubeysan gadiid dagaalka ayaa la sheegay inay la wareegeen deegaanka Ceel-baraf oo qiyaastii 26-km Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26587,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26585","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26585"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26586,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26585\/revisions\/26586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26587"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}