{"id":26556,"date":"2016-02-23T17:55:28","date_gmt":"2016-02-23T14:55:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26556"},"modified":"2016-02-23T17:56:20","modified_gmt":"2016-02-23T14:56:20","slug":"turkiga-oo-manta-shir-uga-furmey-madaxda-soomaalidamaxaa-looga-hadlayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/turkiga-oo-manta-shir-uga-furmey-madaxda-soomaalidamaxaa-looga-hadlayaa\/","title":{"rendered":"Turkiga oo manta shir uga furmey madaxda Soomaalida\/maxaa looga hadlayaa?."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goor-dhow ka furmay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayo Arrimaha Somalia, sida Doorashooyinka Sannadkan la filayo inay ka dhacaan Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Madaxweynaha Turkiga,<\/p>\n<p>Recep Tayyip Erdogan, Madaxda Maamul-goboleedyada ka jira Somalia marka laga reebo Madaxweynaha Puntland C\/weli Gaas oo shirkaan ku casuunnaa laakiin kama uusan soo qayb-gelin.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa furay Madaxweynaha Turkiga Erdogan, markaas kaddibna waxaa ka hadlay Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh, Waxaana Dhanka kale Shirkan Goob-joog ka ah mas\u2019uuliyiin ka socda Beesha Caalamka oo uu ka mid yahay ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Waxaa shirkan ka Qayb-galaya wufuud kala duwan oo ka socda Maamullada Galmudug, Koonfur-galbeed iyo Jubbaland, kuwaas oo ay Hoggaaminayaan Madaxda ugu sarreeya maamulladaas.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Furitaanka Shirkaan kaddib ayaa Waxaa Warbaahinta oo dhan loo Saaray dibadda, iyadoo uu jiro doono War-saxaafadeed laga soo saarayo shirka marka lasoo gaba-gabeeyo Arbacada Berri ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor-dhow ka furmay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayo Arrimaha Somalia, sida Doorashooyinka Sannadkan la filayo inay ka dhacaan Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, Madaxda Maamul-goboleedyada ka jira Somalia marka laga reebo Madaxweynaha Puntland C\/weli Gaas oo shirkaan ku casuunnaa laakiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-26556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26556"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26558,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26556\/revisions\/26558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}