{"id":2655,"date":"2011-08-17T17:33:23","date_gmt":"2011-08-17T17:33:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2655"},"modified":"2011-08-17T17:33:23","modified_gmt":"2011-08-17T17:33:23","slug":"shir-looga-hadlayay-xaaladda-soomaaliya-oo-ka-dhacay-adddis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/shir-looga-hadlayay-xaaladda-soomaaliya-oo-ka-dhacay-adddis-ababa\/","title":{"rendered":"Shir Looga Hadlayay  Xaaladda Soomaaliya Oo Ka Dhacay Adddis Ababa"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Abeba2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2657\" title=\"Abeba2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Abeba2.jpg\" alt=\"\" width=\"302\" height=\"252\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Shir looga hadlayo Amaanka iyo Nabadgelyada Soomaaliya ayaa maanta ka furmay Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia waxaana ay sheegayaan wararka laga helayo in kulankaasi ay ka qeyb galayaan Wasiirrada Gaashaandhigga ee dalalka ay Soomaaliya Ciidamada ay ka joogaan iyo kuwa daneeynaya inay Soomaaliya Ciidammo u soo diraan waxaana \u00a0kulankaaasi goobjoog ka ah Wufuud ka socota hay,adaha qaramada midoobay<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise oo Wufuuda dhanka Soomaaliya shirkaasi uga qaybgalaysa hogaaminaya ayaa Hadal uu siiyay Warbaahinta Gudaha waxa uu tilmaamay in shirku uu si rasmi ah u furmay barqanimadii maanta wuxuuna intaa ku daray in halkaasi uu ka jeediyay Qodbad dhinacyo Badan Taabaneysa<\/p>\n<p>Waxaana Maalinta Berito ah lagu Wadaa inuu Kulankaasi uu soo gaban gaboobo ayadoo gunaanudkiisiina xubnaha shirka ka qeyb galaya ay soo saari doonaan war murtiyeed ay ku dhanyihiin waxyaabihii ay isku afgarteen,\u00a0<\/p>\n<p>shirkan ayaa ikusoo aadaa \u00a0xili I Abaaraha\u00a0 ku dhuftay Soomaaliya Qasaarihiisa uu sii lixaasdsanayo iyo waliba Xaalad Deganaansho oo laga dareemayo Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Shir looga hadlayo Amaanka iyo Nabadgelyada Soomaaliya ayaa maanta ka furmay Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia waxaana ay sheegayaan wararka laga helayo in kulankaasi ay ka qeyb galayaan Wasiirrada Gaashaandhigga ee dalalka ay Soomaaliya Ciidamada ay ka joogaan iyo kuwa daneeynaya inay Soomaaliya Ciidammo u soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2655","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2655"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2659,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2655\/revisions\/2659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}