{"id":26539,"date":"2016-02-22T18:28:43","date_gmt":"2016-02-22T15:28:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26539"},"modified":"2016-02-22T18:40:41","modified_gmt":"2016-02-22T15:40:41","slug":"xayiraadii-lagu-soo-rogey-duulimaadyada-sland-oo-ay-ka-laabatey-laanta-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dawlada-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/xayiraadii-lagu-soo-rogey-duulimaadyada-sland-oo-ay-ka-laabatey-laanta-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dawlada-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xayiraadii lagu soo rogey duulimaadyada S\/land oo ay ka laabatey laanta socdaalka iyo jinsiyadaha dawlada federalka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Jen. C\/llaahi Gaafoow Maxamuud ayaa sheegay in uu dib uga laabtay Ganaaxii uu horay u soo saaray Duullimaadyada aada Somaliland ee ka baxaya Muqdisho, iyadoo muddadii uu joojinta duulimaadyadaas u qabtay ay ku eg-tahay Maanta oo Isniin ah 22-ka Feb, 2016-ka. Jen. Gaafoow ayaa amarkan xayiraadda ah ee uu horay u soo rogay qaatay, kaddib markii Somaliland uu ku eedeeyay inay u Dhaqmayaan sidii Dal ka Madax-bannaan Soomaaliya inteeda <a href=\"http:\/\/d.7769domain.com\/r\/rd.html?#http%3A%2F%2F7769domain.com%2FAd%2FGoIEx%2FSWtuNTFrVmdnUUI0V0V3dWFiVTdnNXBWa2JhZjdEa0drZjVhYUZiS2drYS9ZZzVZTktHUUdjQVRxY2hibVB4RVZkclNVaGZlMFljWjd2cFNHeDJxc0JhOGlqQzhFTjUzQzkvckRjZm14b1FuRXNQU2VabXozdUp0Tlh2b3A4WFh3QUcyY3kyKzdHTEE1SDBhTThJNXp3PT01\">kale<\/a>. \u201cKaddib markii Dadka Soomaaliyeed ay kala kulmeen Dhibaatooyin fara badan Maamulka Garoonka diyaaradaha Cigaal ee Hargeysa, taasoo ahayd midii keentay in loo qabto muddo Duullimaadyadii u kala Gooshi jiray Muqdisho iyo Hargeysa, ayaan go\u2019aansannay inaan ka laabanno, kaddib markii Maamulayaasha Shirkadaha Duullimaadyada Dalka in la Xalliyay dhibaatooyinkii ay ka cabanayeen shacabka Soomaaliyeed,\u201d ayuu Jen C\/llaahi Gaafoow ku yiri Warbixin uu shalay oo Axad ahayd soo saaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Jen. C\/llaahi Gaafoow Maxamuud ayaa sheegay in uu dib uga laabtay Ganaaxii uu horay u soo saaray Duullimaadyada aada Somaliland ee ka baxaya Muqdisho, iyadoo muddadii uu joojinta duulimaadyadaas u qabtay ay ku eg-tahay Maanta oo Isniin ah 22-ka Feb, 2016-ka. Jen. Gaafoow ayaa amarkan xayiraadda ah ee uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26539","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26539"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26542,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26539\/revisions\/26542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}