{"id":26520,"date":"2016-02-21T19:17:52","date_gmt":"2016-02-21T16:17:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26520"},"modified":"2016-02-21T20:15:51","modified_gmt":"2016-02-21T17:15:51","slug":"26520","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/26520\/","title":{"rendered":"Wax ka bedelka Dastuurka Soomaaliya oo Puntland ku gacan seyrtey ama diidey."},"content":{"rendered":"<p>Puntland ayaa maanta War-sxaafadeed kasoo saartay wax ka bedelka lagu sameeyay Dastuurka Somalia, kaasoo ay ku sheegeen inaysan qayb ka ahayn wax-ka-bedelka dowladda Soomaaliya ay ku sameynayso 10 cutub oo ka mid ah 15-ka cutub ee Dastuurka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa War-saxaafadeedkeeda ku sheegtay inaysan raalli ka ahayn wax-ka-bedelidda ay guddiga Dastuurka Somalia ku sameeyeen cutubyada 4-aad, 5-aad, 12-aad iyo 13-aad, waxayna sheegeen in Cutubyadan Wada-tashi oo keliya wax looga bedeli karo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Puntland ayaa War-saxaafadeedkeeda ku xustay in wax-ka-badalida Dastuurka Soomaaliya ay horseedi karto khilaaf hor leh oo sii fogeeya baadi-goobka loogu jiro Dowlad Soomaaliyeed oo Sal adag. War-saxaafadeedka oo aad u dheera ayaa waxay ku xustay in qodabka 49-aad ee Dastuurka Somalia oo ka Hadlayay Xudduudaha Degmooyinka iyo Sharciyada Cidda Maamul Noqon karta lagu sameeyay is-bedel iyo wax-ka-saaris, si ayay yiraahdeen aan ka fiirsasho lahayn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa maanta War-sxaafadeed kasoo saartay wax ka bedelka lagu sameeyay Dastuurka Somalia, kaasoo ay ku sheegeen inaysan qayb ka ahayn wax-ka-bedelka dowladda Soomaaliya ay ku sameynayso 10 cutub oo ka mid ah 15-ka cutub ee Dastuurka Soomaaliya. Maamulka Puntland ayaa War-saxaafadeedkeeda ku sheegtay inaysan raalli ka ahayn wax-ka-bedelidda ay guddiga Dastuurka Somalia ku sameeyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26525,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-26520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26520"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26526,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26520\/revisions\/26526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}