{"id":2649,"date":"2011-08-17T17:24:24","date_gmt":"2011-08-17T17:24:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2649"},"modified":"2011-08-17T17:24:24","modified_gmt":"2011-08-17T17:24:24","slug":"andrew-mitchell-oo-booqasho-ku-yimid-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/andrew-mitchell-oo-booqasho-ku-yimid-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Andrew Mitchell Oo Booqasho Ku Yimid Magaalada Muqdisho,"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/24.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2651\" title=\"2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/24-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"359\" height=\"252\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Andrew Mitchell<\/strong> Xoghayaha Hormarinta Caalamiga ah ee dalka Britian iyo Wufuud uu hoggaaminayo ayaa manta Ayaa Booqdey Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Dr.Cabdiweli Cali Gaas <\/strong>Raysalwasaaraha Soomaaliya Iyo <strong>Andrew Mitchell<\/strong> Xoghayaha Hormarinta Caalamiga ah ee dalka Britian ayaa shir albaabadu u xiran yihiin,Ku Yeeshay Xarunta Madaxtooyada Ee Magaalada Muqdisho<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2652\" title=\"3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"325\" height=\"235\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0KA Diba Gaba Gabada Shirka AYaa Lada Masuu \u00a0waxay wada qabteen shir wada jir ah oo saxaafaddu su\u2019aalo ku weydiisey.<\/p>\n<p><strong>Gaas<\/strong> \u00a0ayaa uga mahadceliyey <strong>Andrew Mitchell<\/strong> booqashada uu ku yimid Muqdisho, Booqashada Andrew Mitchell waxa ay muujineysaa sida dawladda Britain ay uga go\u2019an tahay wax u qabashada dalka Soomaaliya isla markaana Soomaaliya mar kale ay cagaheeda ugu istaagi lahayd ayuu yiri Raysalwasaaraha Soomaaliya. Dr.Cabdiweli ayaa sidoo kale sheegay in ay dawladda ay ka go\u2019an tahay sidii gar-gaarku uu u gaari lahaa dadka u baahan isla markaana loo samayn lahaa ciidamo gaar ah oo ilaaliya gar-gaarka Amaanka Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>Andrew Mitchell<\/strong> ayaa sheegay in kulan xiiso leh uu la qaatey Raysalwasaaraha Soomaaliya, waxa ugu horeeya ee ay ka wada hadleen uu yahay dadka macluushu hayso, waxaana uu ugu baaqey in dawladaha kalena ay qaataan masuuliyadda saaran sidii loo badbaadin lahaa dadka macaluusha u dhimanaaya.<\/p>\n<p>Sababta uu Andrew Mitchell Muqdisho u yimid ayuu Ku sheegay Inay tahay sidii loo baajin lahaa dadka u dhimanaaya macaluusha, isla markaana loo xaqiijin lahaa in gargaarku gaarey, waana mid beesha caalamku ay isku waafaqsan tahay Ayuu Hadalkiisa U Dhigay.<\/p>\n<p>Ka Dib Markii Ay Qaramada Midoobey ku dhawaaqeen in dalka Soomaaliya ay ka jirto Macaluul ba\u2019an, waxaa soo badanaya madaxda beesha caalamka ka socota ee booqanaya magaalada Muqdisho, sidoo kale xarakada Mujaahidiinta \u00a0al-Shabaab oo awood ku lahaan jirtey magaalada Muqdisho ayaa hadda Isaga Baxday Magaalada muqdisho \u00a0waxaana magaalada isku fidiyey ciidanka dawladda iyo kuwa Yuganda Iyo Burundi.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Andrew Mitchell Xoghayaha Hormarinta Caalamiga ah ee dalka Britian iyo Wufuud uu hoggaaminayo ayaa manta Ayaa Booqdey Magaalada Muqdisho. Dr.Cabdiweli Cali Gaas Raysalwasaaraha Soomaaliya Iyo Andrew Mitchell Xoghayaha Hormarinta Caalamiga ah ee dalka Britian ayaa shir albaabadu u xiran yihiin,Ku Yeeshay Xarunta Madaxtooyada Ee Magaalada Muqdisho \u00a0KA Diba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2649","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2649","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2649"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2654,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2649\/revisions\/2654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}