{"id":26484,"date":"2016-02-19T20:37:48","date_gmt":"2016-02-19T17:37:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26484"},"modified":"2016-02-19T20:40:13","modified_gmt":"2016-02-19T17:40:13","slug":"soomaaliya-oo-mareykanku-ku-darey-dalalka-lagu-adkeeyey-vizaha-dal-ku-galka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/soomaaliya-oo-mareykanku-ku-darey-dalalka-lagu-adkeeyey-vizaha-dal-ku-galka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Mareykanku ku darey dalalka lagu adkeeyey VIZAHA dal ku galka."},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Washington ayaa Somalia, Yemen iyo Liibiya ku dartay liiska waddamada walaaca laga qabo, marka la eego Ogolaashaha in Dal-ku-gal [Visa] la\u2019aan Mareyanka lagu geli karo.<\/p>\n<p>Qaybta Amaanka Gudaha Mareykanka, ayaa ku dhawaaqday Tallaabadaan Maanta, iyadoo sheegtay in dadka Dalalkaan u dhashay ay ku adkeyn doonto in la siiyo Viso ama dal-kugal ay Mareykanka ku tagaan.<\/p>\n<p>Sidoo <a href=\"http:\/\/d.7769domain.com\/r\/rd.html?#http%3A%2F%2F7769domain.com%2FAd%2FGoIEx%2FSWtuNTFrVmdnUUI0V0V3dWFiVTdnNXBWa2JhZjdEa0drZjVhYUZiS2drYS9ZZzVZTktHUUdjQVRxY2hibVB4RVZkclNVaGZlMFljWjd2cFNHeDJxc0JhOGlqQzhFTjUzQzkvckRjZm14b1FuRXNQU2VabXozdUp0Tlh2b3A4WFh3QUcyY3kyKzdHTEE1SDBhTThJNXp3PT01\">kale<\/a>, Tallaabadan Cusub ee Xayiraada ah ayaa ku timid sharci cusub oo la Ansixiyay wixii ka dambeeyay Weerarkii bishii November ee Sannadkii hore 2015-ka ay kooxda ISIS ku Qaadday Magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska.<\/p>\n<p>Muwaadiniinta u dhashay Dalalka ay Saaxiibka dhaw yihiin Mareykanka oo marii hore ku geli jiray Mareykanka Visa ama Dal-ku-gal la\u2019aanta ee Safarada ku tagay shantii sano ee la soo dhaafay mid ah Waddamada Somalia, Yemen iyo Liibiya.<\/p>\n<p>Waaxda Ammaanka Gudaha ee Mareykanka ayaa sheegtay in Shuruudahan Cusub aysan si toos ah u Saamaynayn Muwaadiniinta ka yimid Waddamada aan Dal-ku-galka u Baahnayn inay Mareykanka galaanm kuwaasoo ay ka mid yihiin muwaadiniinta haysta labada Sharci ee dhalashada ah\u00a0ee u dhashay Dalalka Soomaaliya, Liibiya iyo Yemen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xayiraadan Cusub ee helitaanka Dal-ku-galka Mareykanka ayaa imaanaysa, iyadoo hay\u2019adaha Ammaanka dalka Mareykanka ay isha ku hayso khataraha ka imaan kara Xag-jiriinta Ajaanibta ah, iyagoo Tallaabadan Cusub ku adkeynaya inay kooxahan fursad u helaan inay ka faa\u2019iideystaan Dal-ku galka Mareykanka oo aan Dalalka Qaarkood Adkeyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Washington ayaa Somalia, Yemen iyo Liibiya ku dartay liiska waddamada walaaca laga qabo, marka la eego Ogolaashaha in Dal-ku-gal [Visa] la\u2019aan Mareyanka lagu geli karo. Qaybta Amaanka Gudaha Mareykanka, ayaa ku dhawaaqday Tallaabadaan Maanta, iyadoo sheegtay in dadka Dalalkaan u dhashay ay ku adkeyn doonto in la siiyo Viso ama dal-kugal ay Mareykanka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26484","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26484","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26484"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26485,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26484\/revisions\/26485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}