{"id":26481,"date":"2016-02-18T19:49:50","date_gmt":"2016-02-18T16:49:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26481"},"modified":"2016-02-18T19:52:41","modified_gmt":"2016-02-18T16:52:41","slug":"xasan-sheekh-maxamuud-oo-manta-isaga-iyo-wufuud-uu-hugaaminayo-oo-gaarey-magalada-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-manta-isaga-iyo-wufuud-uu-hugaaminayo-oo-gaarey-magalada-bweyne\/","title":{"rendered":"Xasan SHeekh Maxamuud oo manta isaga iyo wufuud uu hugaaminayo oo gaarey magalada B\/weyne."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kasoo dagay wafdi uu horkacayo Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max&#8217;uud.<\/p>\n<p>Wafdiga oo ka kooban labada gole ee\u00a0Dowladda Federaalka Somalia ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Beledweyne kusoo dhaweeyay Mas&#8217;uuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan ee Heer Gobol iyo Heer Degmo, saraakiisha ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM, odayaal-dhaqameed, Waxgarad iyo Ururrada Dhallinyarrda Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Xubnaha Wafdiga Madaxweynaha Somalia ayaa waxaa ka mid ah; Wasiirka Amniga XFS, C\/risaaq Cumar Maxamed, Xildhibaan Nuur Iidoow Bayle iyo Madaxa Qaybta Dhismaha Maamul-goboleedyada ee Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Somalia, Nafiso Geeddi Santuur.<\/p>\n<p>Sidoo <a href=\"http:\/\/d.7769domain.com\/r\/rd.html?#http%3A%2F%2F7769domain.com%2FAd%2FGoIEx%2FSWtuNTFrVmdnUUI0V0V3dWFiVTdnNXBWa2JhZjdEa0drZjVhYUZiS2drYS9ZZzVZTktHUUdjQVRxY2hibVB4RVZkclNVaGZlMFljWjd2cFNHeDJxc0JhOGlqQzhFTjUzQzkvckRjZm14b1FuRXNQU2VabXozdUp0Tlh2b3A4WFh3QUcyY3kyKzdHTEE1SDBhTThJNXp3PT01\">kale<\/a>, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa waxay xilligaan kulan gaar ah Kula jiraan, Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa la filayaa in kulamo Xasaasi ah ay la yeesha duubabka dhaqanka, odayasha iyo Wax-garadka Gobolka Hiiraan oo ay kala hadli doonaan Qorshaha dhismaha maamulka labada gobol Hiiraan &amp; Sh\/dhexe iyo ka Qayb-galka shirka Jowhar oo muddo dheer hakad ku jirra.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kasoo dagay wafdi uu horkacayo Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max&#8217;uud. Wafdiga oo ka kooban labada gole ee\u00a0Dowladda Federaalka Somalia ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Beledweyne kusoo dhaweeyay Mas&#8217;uuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan ee Heer Gobol iyo Heer Degmo, saraakiisha ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26483,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26481","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26481","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26481"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26481\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26482,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26481\/revisions\/26482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26483"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}