{"id":26472,"date":"2016-02-18T18:54:35","date_gmt":"2016-02-18T15:54:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26472"},"modified":"2016-02-18T18:58:31","modified_gmt":"2016-02-18T15:58:31","slug":"sanad-guuradii-46aad-ee-aas-aaska-ciidanka-asluubta-soomaaliyeed-oo-manta-loo-dabaal-degey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/sanad-guuradii-46aad-ee-aas-aaska-ciidanka-asluubta-soomaaliyeed-oo-manta-loo-dabaal-degey\/","title":{"rendered":"Sanad guuradii 46&#8217;aad ee aas aaska ciidanka Asluubta soomaaliyeed oo manta loo dabaal degey."},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa maanta xusay Sannad-guuradii 46-aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay, Waxaana xafladda Xuskan ka Qayb-galay RW Soomaaliya, Cumar C\/rashiid Cali, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka iyo saraakiisha ciidamada Soomaaliya.<\/p>\n<p>RW Soomaaliya oo hadal ka jeediyay Xafladda ayaa Hoggaanka iyo Ciidamada Asluubta Soomaaliya u hambalyeeyay, isagoo ku amaanay sida ay uga soo dhalaaleen hawsha adag ee loo xil-saaray ee dhinacyada dhaqan-celinta iyo bar-baarinta maxaabiista.<\/p>\n<p>Sidoo kale, RW Sharma&#8217;arke ayaa Xariga ka jaray mashruuca is-dhexgalka Cadaaladda iyo Maxaabiista iyo Mashruuc kale oo lagu dhisayo Taliska Ciidamada Asluubta Soomaaliya. \u201cCiidamada Asluubtu, Waxay qayb ka yihiin Ciidamada Qaran ee aan leenahay, oo aan ku faanno.<\/p>\n<p>Waxay si Xil-kasnimo ah uga soo baxeen Waajibaadkooda gaarka ahaa ee loo xil-saaray, iyagoon helin Taageero ku filan oo Hawshooda ku gudan karaan, is-xil-qaankooda ayaa keenay in maanta ay halkaan kusoo bandhigaan cutubyo si wanaagsan loo Tababaray oo diyaar u ah gudashada waajibkooda iyo inay Awoodeen inay dhistaan Xarumahoodii,\u201d ayuu yiri RW Somalia.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, RW Somalia ayaa Xxarigga ka jaray labo Mashruuc oo Dib-loogu dhisayo Xarunta Ciidamada Asluubta iyo xabsiga dhexe, wuxuuna mahadcelin u jeediyey Taliska Ciidamada Asluubta Soomaaliya iyo cid walba oo gacan ka geysatay fulinta Mashaariica, isagoo Dallacsiiyay qaar ka mid ah Saraakiisha ugu Howl-kar-sanaa ee Waajibaadkooda u gutay si daacad ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa maanta xusay Sannad-guuradii 46-aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay, Waxaana xafladda Xuskan ka Qayb-galay RW Soomaaliya, Cumar C\/rashiid Cali, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka iyo saraakiisha ciidamada Soomaaliya. RW Soomaaliya oo hadal ka jeediyay Xafladda ayaa Hoggaanka iyo Ciidamada Asluubta Soomaaliya u hambalyeeyay, isagoo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26474,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26472","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26472","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26472"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26473,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26472\/revisions\/26473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}