{"id":2640,"date":"2011-08-17T13:51:03","date_gmt":"2011-08-17T13:51:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2640"},"modified":"2011-08-17T13:51:03","modified_gmt":"2011-08-17T13:51:03","slug":"kulan-xasaasi-ah-oo-afmadow-ugu-furmay-xarakada-al-shabaab-iyo-beesha-afmadow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/kulan-xasaasi-ah-oo-afmadow-ugu-furmay-xarakada-al-shabaab-iyo-beesha-afmadow\/","title":{"rendered":"Kulan Xasaasi Ah Oo Afmadow Ugu Furmay Xarakada Al-shabaab Iyo Beesha Afmadow"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Kulan-Beesha1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2642\" title=\"Kulan Beesha\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Kulan-Beesha1-300x224.jpg\" alt=\"\" width=\"370\" height=\"250\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0<strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Kulan heer sare ah oo ay kasoo qeyb galeen Salaadiinta beelaha Absame iyo hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab \u00a0ayaa maanta ka furmay GobolkaI Jubbada Hoose.<br \/>\nWararka Naga So Gaaraya Dedgmada \u00a0Afmadoow ayaa \u00a0sheegay in maanta uu si toos ah u bilaawday kulankii weynaa ee lawada sugayay kaasi oo u dhexeeya beesha Absane iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiin sar sare oo katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa goob joog ka ahaa kulanka halka dhanka beesha Absame aysan kasoo tegin salaadiin.odayaal dhaqameedyo,culimo iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada.<br \/>\nKulankaasi ka furmay Afmadoow wuxuu socan doonaa muddo 3 maalmood ah waxaana looga arrinsan doonaan Qidadah oo dan u wada ah beesha iyo mujaahidiinta Xarakada Al-shabaab<br \/>\nMadaxda ugu sareysa Gobolada Jubbooyinka ayaa hadallo ka jeediyay furitaankii shirweynaha waxaana lafilayaa in maalmaha soo socda go&#8217;aano lagu farxo kasoo baxaan kulankaasi.<br \/>\nShirweynahan ayaa kusoo aadaya iyadoo ay Soo Gaarayaan Dalka Soomaaliya Ciidamo Lagu Soo Tababaray Dalka Kenya kuwaasi oo doonayay in ay La Dagaalamaan Xarakada Shabaab Ee Ku Sugan Gobolada \u00a0Jubbooyinka<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Kulan heer sare ah oo ay kasoo qeyb galeen Salaadiinta beelaha Absame iyo hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab \u00a0ayaa maanta ka furmay GobolkaI Jubbada Hoose. Wararka Naga So Gaaraya Dedgmada \u00a0Afmadoow ayaa \u00a0sheegay in maanta uu si toos ah u bilaawday kulankii weynaa ee lawada sugayay kaasi oo u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2640","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2640"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2645,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2640\/revisions\/2645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}