{"id":26355,"date":"2016-02-09T19:55:27","date_gmt":"2016-02-09T16:55:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26355"},"modified":"2016-02-09T20:00:59","modified_gmt":"2016-02-09T17:00:59","slug":"madaxda-puntland-oo-maanta-si-wada-jir-ah-usoo-dhaweeyey-ergeyga-qaramada-midoobey-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/madaxda-puntland-oo-maanta-si-wada-jir-ah-usoo-dhaweeyey-ergeyga-qaramada-midoobey-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxda Puntland oo maanta si wada jir ah usoo dhaweeyey ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Madaxweynaha Puntland, C\/weli Maxamed Cali iyo ku-xigeenkiisa C\/xakiin C\/llaahi Cumar Camey ayaa Maanta Madaxtooyada Puntland kusoo dhaweeyay ergayga QM ee arrimaha Somalia, Michael Keating iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay.<\/strong><\/p>\n<p>Wafdiga Danjire, Michael Keating ayaa waxaa ka mid ahaa: xubno ka kala socday IGAD, Talyaaniga, Midowga Yurub, Ingiriiska, Maraykanka iyo Itoobiya, kuwaasoo la sheegay in ay Puntland u yimaadeen sidii ay uga dhaadhicin lahaayeen Qaadashada Nadaamka 4.5-ka ah oo Puntland ay kasoo horjeesatay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland, C\/weli Gaas oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri. \u201cWaftigu waxay noogu yimaadeen inay arkaan dareenka dadweynaha reer Puntland, haday ahaan lahaayeen siyaasiyiin, odayaal-dhaqameed &amp; bulshada rayidka ee ku aaddan geeddi-socodka nabadda Soomaaliya iyo Hiigsiga doorashada.\u201d<\/p>\n<p>\u201cShacabka Puntland dareen bay ka muujiyeen go\u2019aankii dowladda federaalku qaadatay ee ay\u00a0Beesha Caalamkuna taageertay, sidaa awgeed inay la hadlaan shacabka Puntland, wada-xaajoodna la yeeshaan shacabka iyo dawladda oo wada-socda ayaa ka mid ah sababaha ay u yimaadeen wafdigan,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray C\/weli Gaas.<\/p>\n<p>Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in kulanka Beesha caalamka iyo Puntland ay fursad weyn u tahay shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna ifafaalo wanaagsan ka muujiyay natiijada kasoo bixi kartrta shirarka wafdigan ay la yeelanayaan qaybaha kala duwan ee Puntland.<\/p>\n<p>\u201cWaan ku faraxsannahay runtii intaasoo danjire inay noo yimaadaan, si ay dareenkayagana u ogaadaan, shacbigayagana ay dhegeysataan waa fursad aad u wanaagsan oo Caalamku ay siiyeen Puntland, waana soo dhoweynayaa, Waxaanan Rajeynaya in wada-hadalku guul ku dhammaado wax wanaagsan oo ummadda reer Puntland iyo guud ahaan soomaaliyaba dani ugu jirtona uu kasoo boxo\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ergayga QM ee Arrimaha SOmalia, Michael Keating ayaa sheegay in isaga iyo Wafdigiisa ay Garoowe ku sugnaan doon muddo Saddex Maalmood ah, Mas&#8217;uuliyiinta Puntland, Siyaasiinta iyo Golaha dhaqankana ay kala tashan doonan Arrimaha Doorashada Somalia ka dhacaya sannadkan.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, C\/weli Maxamed Cali iyo ku-xigeenkiisa C\/xakiin C\/llaahi Cumar Camey ayaa Maanta Madaxtooyada Puntland kusoo dhaweeyay ergayga QM ee arrimaha Somalia, Michael Keating iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay. Wafdiga Danjire, Michael Keating ayaa waxaa ka mid ahaa: xubno ka kala socday IGAD, Talyaaniga, Midowga Yurub, Ingiriiska, Maraykanka iyo Itoobiya, kuwaasoo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26358,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26355","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26355","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26355"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26357,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26355\/revisions\/26357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26358"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}