{"id":2635,"date":"2011-08-17T13:41:31","date_gmt":"2011-08-17T13:41:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2635"},"modified":"2011-08-17T13:41:31","modified_gmt":"2011-08-17T13:41:31","slug":"ali-akbar-salihi-oo-booqosho-ku-imaan-doono-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/ali-akbar-salihi-oo-booqosho-ku-imaan-doono-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ali Akbar Salihi Oo Booqosho Ku Imaan Doono Dalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Waziirka-Iiraan1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2637\" title=\"Waziirka Iiraan\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Waziirka-Iiraan1.jpg\" alt=\"\" width=\"363\" height=\"226\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p><ins>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Iran Ali Akbar Salehi ayaa booqasho ku imaan doona maalmaha soo socda dalka Soomaaliya.<\/ins><ins><\/ins><\/p>\n<p><ins>Ali Akbar Salehi <\/ins><ins>ayaa<\/ins> Sheegay In Uu <ins>\u00a0keeni doona magaalada Muqdisho <\/ins>Raashiin<ins> mucwaanao ah, kadib markii dhawaan dalka Iran ku yaboohey lacag gaareysa 25Milyan oo dollarka Maraykanka ah oo ay ugu deeqeen dadka <\/ins>Abaaraha Ku Baahsatay \u00a0Dalka Soomaaliya<ins><\/ins><\/p>\n<p>Waziirka <ins>ayaa <\/ins>Qiimeen<ins> doona xaaladda dalka Soomaaliya iyo sida gar-gaar loogu fidin karo dadka ku dhibaateysan halkaas.<\/ins><\/p>\n<p>Kudhawaad<ins> 100.000 kun oo qof ayaa ku soo barakacay Caasimadda Soomaaliya ee dagaaladu halakeeyeen, waxaana dadkaas wadxyeelo u gesytey abaaraha iyo colaadaha, kadib markii roobabkii guga iyo derytuba la waayey, waxaana ka muuqata darxumo aad u ba\u2019an iyada caruurtu u dhimaneyso nafaqo darro.<\/ins><\/p>\n<p><ins>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka IRAN ayaa hadda ku jooga booqasho aan rasmi ahayn dalka Ruushka, lama shaacin maalinta saxda ah ee uu ka soo degaayo Muqdisho, war ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee IRAN ayaa lagu gaabsadey maalmaha soo socda.<\/ins><\/p>\n<p>Masuuliyiinta <ins>\u00a0caalamka ee doonaya in ay booqdaa magaalada Muqdisho ayaa isa soo taraya, kadib markii Qaramada Midoobey ay ku dhawaaqeen in dalka Soomaaliya ay ka jirto macaluul ba\u2019an, isla markaana xarakada al-Shabaab ay dhumiyeen awoodii ay ku lahaayeen magaalada Muqdisho.<\/ins><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Iran Ali Akbar Salehi ayaa booqasho ku imaan doona maalmaha soo socda dalka Soomaaliya. Ali Akbar Salehi ayaa Sheegay In Uu \u00a0keeni doona magaalada Muqdisho Raashiin mucwaanao ah, kadib markii dhawaan dalka Iran ku yaboohey lacag gaareysa 25Milyan oo dollarka Maraykanka ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2635","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2635","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2635"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2635\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2639,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2635\/revisions\/2639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}