{"id":26349,"date":"2016-02-08T17:53:09","date_gmt":"2016-02-08T14:53:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26349"},"modified":"2016-02-08T17:58:59","modified_gmt":"2016-02-08T14:58:59","slug":"khatarta-abaaraha-puntland-oo-ay-ka-digtey-heyadda-masiibooyinka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/khatarta-abaaraha-puntland-oo-ay-ka-digtey-heyadda-masiibooyinka-puntland\/","title":{"rendered":"KHatarta abaaraha Puntland oo ay ka digtey hey&#8217;adda masiibooyinka Puntland,"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka Puntland ayaa ka digtay Maanta\u00a0abaaraha ka jira Goballada Sool, Sanaag iyo Deegaannada dhaca Bariga fog ee Puntland.<\/p>\n<p>Agaasimaha hay&#8217;ada Maareynta Masiibooyinka Puntland C\/laahi C\/rixmaan (Cayrow) ayaa sheegay inay Abaarahu ka jiraan deegaannada kala ah; Dan-garayo,\u00a0Isku-shuban, Baran iyo Hataftimo, kuwaasoo dadka iyo duunyada ku dhaqan aysan helin wax roob ah labadii xilli ee ugu dambeeyay.<\/p>\n<p>Cayrow ayaa intaas ku daray inay dadkaan ka mid yihiin; Dad danyar ah oo aan awoodin in ay gataan biyaha oo deegaannada laga soo dhaaminayo ay ku yaallaan Dhulalka fog-fog ee Puntland.<\/p>\n<p>&#8220;Biyaha waxaa looga soo dhaamiyaa, deegaano Puntland ka tirsan oo aad u fog, waxayna u baahan yihiin in la caawiyo, loona gargaaro,&#8221; ayuu yiri agaasimuhu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hadalkaan Maanta kasoo baxay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Puntland, Cayrow, ayaa wuxuu imaanayaa xilli horay Madaxweyne C\/weli\u00a0 Gaas uu ula kulamay Hay&#8217;adaha Caalamka, kana codsaday Caawinta Dadka iyo Duunyada ay Abaaruhu ku dhugteen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka Puntland ayaa ka digtay Maanta\u00a0abaaraha ka jira Goballada Sool, Sanaag iyo Deegaannada dhaca Bariga fog ee Puntland. Agaasimaha hay&#8217;ada Maareynta Masiibooyinka Puntland C\/laahi C\/rixmaan (Cayrow) ayaa sheegay inay Abaarahu ka jiraan deegaannada kala ah; Dan-garayo,\u00a0Isku-shuban, Baran iyo Hataftimo, kuwaasoo dadka iyo duunyada ku dhaqan aysan helin wax roob ah labadii xilli ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26351,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26349","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26349","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26349"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26350,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26349\/revisions\/26350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26351"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}