{"id":26329,"date":"2016-02-07T20:51:42","date_gmt":"2016-02-07T17:51:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26329"},"modified":"2016-02-07T20:55:30","modified_gmt":"2016-02-07T17:55:30","slug":"maxamuud-axmed-nuur-tarsan-oo-manta-beledwene-gaareywaa-maxey-sababta-uu-u-tagey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/02\/maxamuud-axmed-nuur-tarsan-oo-manta-beledwene-gaareywaa-maxey-sababta-uu-u-tagey\/","title":{"rendered":"Maxamuud Axmed Nuur tarsan oo manta Beledwene gaarey\/waa maxey sababta uu u tagey?"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur [Tarsan] iyo Wafdi odayaal-dhaqameedyo ah oo safarkiisa ku wehlinayay ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Tarsan iyo wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Ugaas Khaliif kusoo dhaweeyay Mas&#8217;uuliyiin ka Tirsan maamulka Gobolka, Odayaasha-dhaqanka iyo Ururrada dhalinyarrada gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Isagoo kula hadlay warbaahinta gudaha garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, ayuu sheegay in ujeeddada socdalka isaga iyo odayaasha Safarka ku wehliya tahay ka qeyb-qaadashada guud ahaan wada-tashiyada socda ee la xiriira khilaafka ka taaga dhismaha maamulka Gobollada Hiiraa iyo Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Tarsan ayaa siweyn u amaanay doorka Ugaas Xassan Ugaas Khaliif iyo mowqifka adag ee uu markiiba iska taagay ismari-waaga ka taagan arrintaan iyo shirarka Wada-tashiga ah ee uu uga baaqay bulshada reer Hiiraan.<\/p>\n<p>&#8221;Waxaan dhihi karaa Ugaas Xassan waa hogaamiye dhab ah oo leh astaamihii ay dhaqankii lagu yaqiinnay hoggaamiyaha, waan ku Hambalyeeynayaa Go&#8217;aankan Geesimada leh ee uu qaatay ee ah ka shaqeynta midnimada bulshada ku nool gobolka Hiiraan, bulshada waxaan leeyahay is-barbar-taaga Ugaaska kuna shaqeeya Go&#8217;aannadiisa wanaagsan,\u00a0 Waayo shaqsi kaliya wax ma Qaban karo,&#8221; ayaa ka mid ahaa eryadii uu maanta ka sheegay Beledweyne Duqii hore ee Muqdisho Tarsan.<\/p>\n<p>Intaa kadib Tarsan iyo wafdigii la socday ayaa ku booqday hoyga uu Baladweyne ka degen yahay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ay waqti kooban wada-qaateen.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii Max&#8217;uud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka rajeeyay wada-tashiyada kala duwan ee ka socda Magaalada Beledweyne in ay ka soo baxaan Go&#8217;aanno Saldhig u noqon doonna dhismaha dowladnimo Soomaaliyeed loogana gudbi doono kala Shakiga &amp; Khilaafaadyada siyaasadeed ee taagan,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur [Tarsan] iyo Wafdi odayaal-dhaqameedyo ah oo safarkiisa ku wehlinayay ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Tarsan iyo wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Ugaas Khaliif kusoo dhaweeyay Mas&#8217;uuliyiin ka Tirsan maamulka Gobolka, Odayaasha-dhaqanka iyo Ururrada dhalinyarrada gobolka Hiiraan. Isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26330,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26329\/revisions\/26330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26331"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}