{"id":26302,"date":"2016-01-29T21:30:14","date_gmt":"2016-01-29T18:30:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26302"},"modified":"2016-01-29T21:32:03","modified_gmt":"2016-01-29T18:32:03","slug":"goaanadii-shirkii-wada-tashiga-oo-ay-kasoo-hor-jeesteen-madasha-wada-tashiga-iyo-dimuquraadiyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/goaanadii-shirkii-wada-tashiga-oo-ay-kasoo-hor-jeesteen-madasha-wada-tashiga-iyo-dimuquraadiyadda\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aanadii shirkii wada tashiga oo ay kasoo hor jeesteen madasha wada tashiga iyo dimuquraadiyadda."},"content":{"rendered":"<p>MADASHA Wada-tashiga iyo Dimuqraadiyadda oo ka kooban siyaasiyiin heer Federaal iyo heer Gobol ah, Xubno Baarlamaanka Federaalka iyo Xisbiyo Siyaasadeed ayaa kasoo hor-jeestay Go\u2019aannadii laga soo saaray Shirkii Madasha Wada-tashiga Doorashooyinka Somalia oo Toddobadakan ka dhacay Muqdisho. War-muriyeedka ay maanta soo saartay Madasha ayaa lagu xusay inay ka hor-imaanayaan go\u2019aannadii kasoo baxay shirkii doorshooyinka Dalka, waxayna warbixinta ay soo saareen ay ka koobnaayeen toddoba qodob. Haddaba, Qodobbada lagu xusay War-murtiyeedka ayaa waxay u qornaayeen sidan:<\/p>\n<p>1. Bayaanku wuxuu jabinayaa qodobbada Dastuurka KMG-ka ah sida; Qodobka 64-aad xarafkiisa (a), qodobka 72-aad iyo Qodobka 4-aad.<\/p>\n<p>2 Go\u2019aanka ku qoran bayaanka wuxuu ahaa mid aan loo dhamayn. Go\u2019aan aan lagu qaadan WADAR OGGOL, Wuxuuna Khatar ku yahay Midnimada, Wada-jirka, Xasilloonnida iyo Ammaanka guud ee dalka.<\/p>\n<p>3. Bayaanku, Wuxuu ka hor-imaanayaa Qaraarka Baarlamaanka ee Taariikhdiisuna ahayd: 27-1-16 oo Tilmaamaya: (a) In go\u2019aanka wada-tashiga uusan jebin Dastuurka; iyo (b) inuu noqdo wadar-oggol.<\/p>\n<p>4. Bayaanku, Wuxuu tilmaan cad u yahay in ay Hoggaanka Qaranku ku Fashilmeen Meel-marinta Higsiga dalka ee 2016-ka &amp; abuurida heshiis loo dhan yahay oo haysta kalsoonida shacabka loogana gudbo Marxaladaan Xasaasiga ah.<\/p>\n<p>5. Aragtida Bayaanka, Nasiib-darro; waxay albaabbada ka xirtay Nidaamka Axsaabta. Sida la ogsoon yahay ansixinta sharciga Axsaabta waxaa ula kac u meer-meeriyay xukuumadda, axsaabtuna dacwad arrintaas la xiriita waxay u gudbiyeen maxkamadda sare.<\/p>\n<p>6. Beesha Caalamka waxaan uga mahad-celinaynaa garab-istaagooda dadka Soomaaliyeed, Waxaanan ku adkaynaynaa inaysan hor-boodin go\u2019aanno qabyo ah, ceyriin ah oo dastuurka khilaafsan; kuwaasoo keeni kara in Somalidu ku kala fogaato Midnimadooduna Wiiqanto.<\/p>\n<p>7. Ugu dambayntii, Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Waxay soo jeedinaysaa in Dadaal la galiyo in la Abuuro is-faham Qaran oo laga wada Qayb-galo, loo dhan yahay oo aan la dadajin lana gacan-maroojiyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MADASHA Wada-tashiga iyo Dimuqraadiyadda oo ka kooban siyaasiyiin heer Federaal iyo heer Gobol ah, Xubno Baarlamaanka Federaalka iyo Xisbiyo Siyaasadeed ayaa kasoo hor-jeestay Go\u2019aannadii laga soo saaray Shirkii Madasha Wada-tashiga Doorashooyinka Somalia oo Toddobadakan ka dhacay Muqdisho. War-muriyeedka ay maanta soo saartay Madasha ayaa lagu xusay inay ka hor-imaanayaan go\u2019aannadii kasoo baxay shirkii doorshooyinka Dalka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26304,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26303,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26302\/revisions\/26303"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26304"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}