{"id":26292,"date":"2016-01-28T19:16:08","date_gmt":"2016-01-28T16:16:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26292"},"modified":"2016-01-28T19:22:38","modified_gmt":"2016-01-28T16:22:38","slug":"erayo-cusub-oo-lagu-soo-kordhiyey-barta-bulshada-ee-facebook","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/erayo-cusub-oo-lagu-soo-kordhiyey-barta-bulshada-ee-facebook\/","title":{"rendered":"Erayo cusub oo lagu soo kordhiyey barta bulshada ee facebook."},"content":{"rendered":"<p>Barta Facebook-ga ee bulshada Dunidu ku xiriiraan ayaa dhawaan soo kordhin doonta Fal-celinno Cusub oo la mid ah ereyga \u2018Like\u2019 ee Qofku doorto marka wuxuu jeclaado uu ku arko barta Facebook-ga.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa Dadka Facebook-ga isticmaala waxay awood u yeelan doonaan inay adeeg-sadaan ereyo ay ka mid yihiin \u2018Angry\u2019 oo la macno ah carro ama \u2018Sad\u2019 oo la macno ah \u201cMurugo\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lasoo kordhin doonaa ereyada \u2018yay\u2019 oo aad ku qeylin karto markaad wax si aad ah uga hesho ama ereyga \u2018wow\u2019 oo wixii ku layaab-geliyaa aad u Adeegsan kartaa.<\/p>\n<p>Waxay kaloo Facebook-ga kusoo dari doontaa ereyga \u2018love\u2019 oo aad saari karto wixii aad jeclaato, sida faallo, sawir ama video.<\/p>\n<p>Agaasimaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa sheegay in erayada cusub ee ay Adeeggooda kusoo Kordhinayaan ay Bulshada Adeegsata awood u siiyaan inay Wadaagaan Dhammaan waxyaabaha macnaha u leh, uuna Rajeynayo in dadku jeclaan doonaan ereyadaan cusub ee lasoo kordhin doono.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Barta Facebook ayaa Tijaabinta fal-celinnadaan cusub waxay bishii October ee sannadkii lasoo dhaafay 2015-ka ka billowday Waddamada Chile, Philippines, Portugal, Ireland, Spain, Japan iyo Colombia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barta Facebook-ga ee bulshada Dunidu ku xiriiraan ayaa dhawaan soo kordhin doonta Fal-celinno Cusub oo la mid ah ereyga \u2018Like\u2019 ee Qofku doorto marka wuxuu jeclaado uu ku arko barta Facebook-ga. Dhawaan ayaa Dadka Facebook-ga isticmaala waxay awood u yeelan doonaan inay adeeg-sadaan ereyo ay ka mid yihiin \u2018Angry\u2019 oo la macno ah carro ama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26292","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26293,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26292\/revisions\/26293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}