{"id":26287,"date":"2016-01-28T18:26:41","date_gmt":"2016-01-28T15:26:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26287"},"modified":"2016-01-28T18:51:46","modified_gmt":"2016-01-28T15:51:46","slug":"ibraahim-imaam-maxamuud-oo-beeniyey-in-imaamnimo-loo-duubayowaa-maxey-sababta-kusoo-beegtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/ibraahim-imaam-maxamuud-oo-beeniyey-in-imaamnimo-loo-duubayowaa-maxey-sababta-kusoo-beegtey\/","title":{"rendered":"Daahir Imaam Maxamuud oo beeniyey in imaamnimo loo duubayo\/waa maxey sababta kusoo beegtey.?"},"content":{"rendered":"<p>Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ah wiil uu dhalay Imaamkii hore ee Mudulood ayaa maanta beeniyay in Imaamnimo loo Duubay, isagoo xusay in warar ay baahiyeen qaar ka mid ah Shabakaddaha Af Soomaaliga wararka ku baahiya.<\/p>\n<p>Daahir Imaam Maxamuud oo maanta la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in Wararka ay Qoreen Bishaan 24-keedii Website-yada Soomaalida ay yihiin kuwo aanay Waxba ka jirin oo been ah.<\/p>\n<p>\u201cAnigoo ah Daahir Imaam Maxamud waxaan halkan ka cadeynayaa in warar kusoo baxday Website-yada Soomaalida qaarkood 24-kii bishaan Jannaayo oo lagu sheegay in Imaam loo duubayo, taasina wax jira ma ahan,\u201d ayuu yiri Daahir. Sidoo kale, Wuxuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>\u201cArrinta Imaam duubidda Qoyska howsha iska leh ayay u taallaa ee aniga iima taallo, xilliga iyo qofka la dubaayana iyaga ayay u tallo, Warka la baahiyayna waa mid la doonayo in sumcadeyda wax loogu dhimo.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar ayaa sheegay in magaca Imaamka waa mid misaan culus leh, waxaana go\u2019aan ka gaaristiisa ay u taallaa beesha, lamana aqbali doono in qof walba wixii ay doonto iska sheegto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ah wiil uu dhalay Imaamkii hore ee Mudulood ayaa maanta beeniyay in Imaamnimo loo Duubay, isagoo xusay in warar ay baahiyeen qaar ka mid ah Shabakaddaha Af Soomaaliga wararka ku baahiya. Daahir Imaam Maxamuud oo maanta la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in Wararka ay Qoreen Bishaan 24-keedii Website-yada Soomaalida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26289,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26287","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26287","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26287"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26291,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26287\/revisions\/26291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}