{"id":26262,"date":"2016-01-26T18:28:17","date_gmt":"2016-01-26T15:28:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26262"},"modified":"2016-01-26T18:29:08","modified_gmt":"2016-01-26T15:29:08","slug":"in-kabadan-22-xisbi-siyaasadeed-oo-dacwad-ka-dhan-ah-xukuumada-soomaaliya-u-gudbiyey-maxkamadda-sare-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/in-kabadan-22-xisbi-siyaasadeed-oo-dacwad-ka-dhan-ah-xukuumada-soomaaliya-u-gudbiyey-maxkamadda-sare-ee-dalka\/","title":{"rendered":"In kabadan 22 xisbi siyaasadeed oo dacwad ka dhan ah xukuumada soomaaliya u gudbiyey maxkamadda sare ee dalka."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Sare ee Somalia ayaa Waxaa Shalay oo Isniin ahayd dacwad u gudbiyay 22-ka xisbi siyaasadeed ee dalka ka jira, dacwadaas oo ka dhan ka ah; Ra\u2019iisul Wasaare Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke iyo Wasiirkiisa Arimaha Gudaha, C\/raxman Maxamed Xuseen Odawaa.<\/p>\n<p>Dacwada ayaa waxaa xisbiyadan ka gudoomay guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Avv. Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf, iyadoo Dacwadda ay gudbiyeen Hoggaamiyeyaasha siddeed xisbi oo ka ahaa 22-ka xisbi siyaasadeed ee saxiixay dacwadda, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay xisbiyaan soo saareen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xisbiga Kulan, C\/qaadir Maxamed Cusmaan [Barnaamij] ayaa dacwaddan ka hor-akhriyay gudoomiyaha Maxakmada sare ee dalka; waxaana lagu sheegay dacwadda in labadan mas\u2019uul ay hortaagan yihiin xaqa uu dastuurku siinayo axsaabta syaasadeed ee dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Sare ee Somalia ayaa Waxaa Shalay oo Isniin ahayd dacwad u gudbiyay 22-ka xisbi siyaasadeed ee dalka ka jira, dacwadaas oo ka dhan ka ah; Ra\u2019iisul Wasaare Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke iyo Wasiirkiisa Arimaha Gudaha, C\/raxman Maxamed Xuseen Odawaa. Dacwada ayaa waxaa xisbiyadan ka gudoomay guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Avv. Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26263,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-26262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26264,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26262\/revisions\/26264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}