{"id":26252,"date":"2016-01-26T17:26:16","date_gmt":"2016-01-26T14:26:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26252"},"modified":"2016-01-26T17:29:49","modified_gmt":"2016-01-26T14:29:49","slug":"gudoomiye-barlamaanada-dalalka-pakitanturki-iyo-ciraq-oo-la-kulmey-gudomiyaha-barlamaan-soomaaliya-prof-jawaari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/gudoomiye-barlamaanada-dalalka-pakitanturki-iyo-ciraq-oo-la-kulmey-gudomiyaha-barlamaan-soomaaliya-prof-jawaari\/","title":{"rendered":"Gudoomiye barlamaanada dalalka Pakistan,Turki iyo Ciraq oo la kulmey gudomiyaha barlamaan Soomaaliya prof. Jawaari."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan [Jawaari] oo wafdi uu hoggaaminayo ay Magaalada Baqdaad uga Qayb-galeen Shirka Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka; ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay guddoomiyeyaasha baarlamaannada; Iraq, Turkey iyo Pakistan.<\/p>\n<p>Kulankii\u00a0u horreeyay ayuu la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka, Pakistan Sardar Ayaz Sadiq iyadoo kulankaasina looga wadahadlay Abuuridda iskaashi iyo xiriir wada-shaqeyn oo dhex-mara baarlamaannada labada al iyo adkeynta danaha Baarlamaannada Caalamka Islaamka; iyadoo ay labada guddoomiye qalinka ku duugeen arrimahaas.<\/p>\n<p>Sidoo <a href=\"http:\/\/d.7769domain.com\/r\/rd.html?#http%3A%2F%2F7769domain.com%2FAd%2FGoIEx%2FSWtuNTFrVmdnUUI0V0V3dWFiVTdnNXBWa2JhZjdEa0drZjVhYUZiS2drYS9ZZzVZTktHUUdjQVRxY2hibVB4RVZkclNVaGZlMFljWjd2cFNHeDJxc0JhOGlqQzhFTjUzQzkvckRjZm14b1NaOHRwOW02a0NuRDh4azFFWGxPRnNMRDBCRGtyODNiRHVRcmJNWWtwRzB5Wk5rMlFrc3BrWk5KM1NtU0tndUpVPQ2\">kale<\/a>, gudoomiye Jawaari ayaa sir gaar ah oo ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta iyo iskaashiga baarlamaannada mataanaha ah ee Somalia iyo Tukriga la qaatay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Turkiga oo sanadkii tagay ee 2015-ka la doortay, \u0130smail Kahraman; iyadoo kulankaas looga hadlay xoojinta shaqada guddiyada labada baarlamaan u qaabishan saaxiibtinimada Somalia &amp; Turkiga iyo in la dadajiyo dhismaha Gurriga Ummadda, kaasoo ay horey u ballan-qaaday dowladda Turkiga.<\/p>\n<p>Dhanka kale, kulankii ugu dambeeyay ayuu Jawaari la qaatay dhiggiisa Ciraaq, Dr Salim Al-Jabouri; waxaana kulanka looga wada hadlay sidii loo mataaneyn lahaa baarlamaannada Somalia iyo Iraq; iyadoo taasina ay labada guddoomiye hoosta ka wada xariiqeen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, kulamada uu guddoomiyaha baarlamaanka FS la qaatay guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka Turkey, Ciraaq iyo Pakistan waxaa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Soomaaliya, C\/kariin Xaaji Cabdi (Buux) iyo Safiirada Soomaaliya u fadhida dalka Ciraaq, Khadija Maxamed Almakhzoumi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan [Jawaari] oo wafdi uu hoggaaminayo ay Magaalada Baqdaad uga Qayb-galeen Shirka Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka; ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay guddoomiyeyaasha baarlamaannada; Iraq, Turkey iyo Pakistan. Kulankii\u00a0u horreeyay ayuu la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka, Pakistan Sardar Ayaz Sadiq iyadoo kulankaasina looga wadahadlay Abuuridda iskaashi iyo xiriir wada-shaqeyn oo dhex-mara [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26254,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26252"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26256,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26252\/revisions\/26256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}