{"id":2625,"date":"2011-08-14T10:40:02","date_gmt":"2011-08-14T10:40:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2625"},"modified":"2011-08-14T10:40:02","modified_gmt":"2011-08-14T10:40:02","slug":"max%e2%80%99ed-qanyare-oo-ka-jawaabay-hadalkii-madaxweyne-shariif","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/max%e2%80%99ed-qanyare-oo-ka-jawaabay-hadalkii-madaxweyne-shariif\/","title":{"rendered":"Max\u2019ed Qanyare Oo Ka Jawaabay Hadalkii Madaxweyne Shariif"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Qanyare1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2627\" title=\"Qanyare\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Qanyare1-300x248.jpg\" alt=\"\" width=\"374\" height=\"269\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maxamed Qanyare Afrax<\/strong> Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada TFG-da Soomaaliya ayaa sheegay Inay Jiraan Hogaamiye Koxeedyo Balse uusan kaligiis hogaamiye kooxeed ahayn \u00a0dhamaan Madaxweynayaashii soo maray Dowlada TFG-da ay wada ahaayeen hogaamiye kooxeed ama dagaal Oogeyaal<\/p>\n<p><strong>Qanyare<\/strong> Oo La Hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in Isagu Hubka laga dhigay bishii June ee 2006, asagoo sheegay in uu weli damac uga jiro inuu Madaxweyne ka noqdo dalka Soomaaliya. Xili dowlada TFG-da ay baaqyo kasoo saareyso in Muqdisho aan dib looga abuurin maleeshiyo beeleedkii kadib bixitaankii Al Shabaab.<\/p>\n<p>xili magaalada Muqdisho qeybo kamid ah Madaxweynaha Dowlada TFG-da Somalia Shiikh Shariif \u00a0Uu kusoo rogay xaalad deg deg ah ayadoo laga cabsi qabo maleeshiyo beeleed inay dib uga bilowdaan Muqdisho Ayaa Max\u2019ed Qanyare Waxa uu yiri<\/p>\n<p>\u00a0Aniga nin La Garanayo Oo ah Siyaasi baan ahay, <strong>Hub<\/strong> damac kama qabo, waxaan Rabayna hub waan ku gaari waayey oo waan ka leexday\u2026guri baan degenahay waxaa Leeyahay 12 Qori <strong>AK47<\/strong> ah, labada Irid ee gurigeyga ayaa lagu illaalshaa, lafaheyga ayaan u cabsanaa ee ciidan ma rabo\u2026.waa cabsanaa fuley baan ahay ee ciidan dan kama rabo\u2026.\u201d Ayuu yiri Maxamed Qanyare<\/p>\n<p>\u00a0Sidoo Kale<strong> Qanyare<\/strong> \u00a0ayaa ka dooday Erayga ahaa <strong>(Hogaamiye Kooxeed) <\/strong>ee uu maalmihii lasoo dhaafay ka maqlayey <strong>idaacadaha<\/strong> iyo dowlada TFG-da, asagoo sheegay cidii hogaamiye kooxeed ah in farta lagu fiiqo.<\/p>\n<p><strong>Shiikh Shariif Axmed<\/strong> Wuxuu ahaa hogaamiye kooxeed, <strong>Cabdullahi Yusuf<\/strong> oo ahaa Madaxweynihii ka horeeyeynaIsna Wuxuu ahaa Hogaamiye kooxeed Ayuu Yiri \u00a0Maxamed Qanyare Isagoo sheegay in erayga hogaamiye kooxeed ay wada sitaan dhamaan intii damac ka galay Hubka inay awood ku raadiyaan, ayuu yiri Qanyare oo diiday in farta lagu fiiqo hogaamiye kooxeedkii burburiyey magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya oo asagu kamid ahaa.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Maxamed Qanyare Afrax Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada TFG-da Soomaaliya ayaa sheegay Inay Jiraan Hogaamiye Koxeedyo Balse uusan kaligiis hogaamiye kooxeed ahayn \u00a0dhamaan Madaxweynayaashii soo maray Dowlada TFG-da ay wada ahaayeen hogaamiye kooxeed ama dagaal Oogeyaal Qanyare Oo La Hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in Isagu Hubka laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2625","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2628,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2625\/revisions\/2628"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}