{"id":26249,"date":"2016-01-26T17:14:12","date_gmt":"2016-01-26T14:14:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26249"},"modified":"2016-01-26T17:15:56","modified_gmt":"2016-01-26T14:15:56","slug":"taliyaha-ciidanka-lugta-dalka-sweden-oo-la-kulmey-taliyaha-ciidanka-xogga-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/taliyaha-ciidanka-lugta-dalka-sweden-oo-la-kulmey-taliyaha-ciidanka-xogga-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidanka lugta dalka Sweden oo la kulmey taliyaha ciidanka xogga dalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Xoogga Somalia, Jen. Maxamed Aadan Axmed, ayaa maanta kusoo dhaweeyay Muqdisho Taliyaha ciidanka Lugta ee dalka Sweden, Brig-General Stefan Andersson oo ku yimid booqasho Muqdisho. Labada taliye oo kulan gaar ah ku yeeshay dhismaha Wasaarada Gaashaandhigga Somalia, ayaa ka Wada-hadlay xoojinta Taageerada ay Xukuumadda Sweden siiso Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Jen. Maxamed Aadan ayaa uga mahad-celiyay taliyaha ciidanka lugta ee Sweden safarkiisa uu ku yimid Muqdisho markii ugu horreysay, wuxuuna sheegay in Somalia iyo Sweden ay yihiin Waddamo Saaxiibbo ah; isla markaana iska-kaashanaya sidii Sare loogu Qaadi lahaa Tayada iyo Tababarka Ciidanka Xoogga dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Brig-Gen. Stefan Andersson oo kulanka ka hadlay ayaa dhankiisa Mahad-celin u jeediyay saraakiisha ciidamada XDS, sida wanaagsan oo ay u soo dhaweeyeen, wuxuuna xusay inay Soomaaliya dhibaatooyin badan soo martay; Hase yeeshee ay kasoo kabanayso dhibaataadaas. Isagoo xusay in dawlada Sweden ay kordhin doonto taageerada ay la garab-taagan tahay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Taliyaha Millaetriga Soomaaliya, Jen. Maxamed Aadan Axmed ayaa tacsi u direy ehelada iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Cabdi Xaaji Goob-doon oo Muqdisho ku Geeriyooday, isagoo Xusay in Marxuum Goobdoon uu ahaa Muwaadin muddo dheer u soo shaqaynayay dadka iyo dalka Soomaaliyeed; taariikhna uga tagay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Xoogga Somalia, Jen. Maxamed Aadan Axmed, ayaa maanta kusoo dhaweeyay Muqdisho Taliyaha ciidanka Lugta ee dalka Sweden, Brig-General Stefan Andersson oo ku yimid booqasho Muqdisho. Labada taliye oo kulan gaar ah ku yeeshay dhismaha Wasaarada Gaashaandhigga Somalia, ayaa ka Wada-hadlay xoojinta Taageerada ay Xukuumadda Sweden siiso Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Jen. Maxamed Aadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26251,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26249","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26249"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26250,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26249\/revisions\/26250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}