{"id":26224,"date":"2016-01-25T00:18:46","date_gmt":"2016-01-24T21:18:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26224"},"modified":"2016-01-25T00:23:14","modified_gmt":"2016-01-24T21:23:14","slug":"isaias-afwarki-madaxweynnaha-dalka-eritria-oo-sheegey-in-ay-been-tahey-xaalad-cunto-yaro-ee-dalkiisa-ka-jirta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/isaias-afwarki-madaxweynnaha-dalka-eritria-oo-sheegey-in-ay-been-tahey-xaalad-cunto-yaro-ee-dalkiisa-ka-jirta\/","title":{"rendered":"ISAIAS AFWARKI; madaxweynnaha dalka Eritria oo sheegey in ay been tahey xaalad cunto yaro ee dalkiisa ka jirta."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Eritrea, Isaias Afwerki ayaa iska diiday in waddankiisa ay kusoo wajahan tahay cabsi laga qabo cuno-yaraan, kaddib markii Qaramada Midoobay ay sheegtay in abaaraha iyo dabeysha El Nino ay Waddamada Bariga Afrika ku sababeen in Mallaayiiin qof ay u baahdaan gar-gaar bani&#8217;aadamnimo Caalami ah. Roobabka dabeylaha wata ee El Nino ayaa la sheegay inay Sababeen inay kordheen Dadka gargaarka u baahanaya ee gobolka Geeska Afrika ku nool, inkastoo Madaxweynaha Eritrea Afwerki oo dalkiisa xayiraado ay saaran yihiin\u00a0uu sheegay inaysan jirin cabsi ay qabaan.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo la eegayo hoos-u-dhac dalagga beeraha Afrika, ayuu xusay madaxweynaha Eritrea in dalkiisa aysan ka jirin cabsi laga qabo cunno-yaraan kusoo wajahan wadanka,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeed Wasaaradda warfaafinta Eritrea laga soo saaray. Sidoo kale, madaxweyne Afwerki ayaa ku Ammaanay xukuumaddiisa inay xoogga saartay siyaasadda iyo hababka lagu adkeynayo keydka cunnada ee muhiimka u ah waddankiisas.<\/p>\n<p>Bishii November ee sannadkii lasoo dhaafay ayay Qaramada Midoobay ka digtay in Eritrea ay ka mid tahay waddamada gobolka ee khatarta ay ku hayso cunno-yarida.<\/p>\n<p>\u201cDabeylaha Daadadka wata ee El Nino ayaa Noqonaysa tii ugu xumaa ee Abid la Diiwaan-geliyo, Taasoo sababtay xaalado Aadamnimo oo gobolka Bariga Afrika ku dhuftay, iyadoo sidoo kale keentay in Dalagga Beeraha uu hoos u dhaco 50% &#8211; 90% guud ahaan Gobolka,\u201d ayaa lagu yiri warbixin ay QM soo saartay horraantii bishaan.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa intaas ku dartay in dalka Itoobiya ay cunno deg-deg ah u baahan yihiin 10-milyan oo qof.<\/p>\n<p>Marka la eego Eritrea waxaa yar hay\u2019adaha gargaarka caalamiga ah ee loo ogol yahay inay ka howl-galaan. Halka Qaramada Midoobay ay xaqiijisay in aad loo Xaddiday Goobaha ay tegi karto Eritrea oo dhan, iyadoo Gar-gaarka shacabka Dalkaas loogu talo-galay uu yahay mid xukuumadda lagu wareejiyo.<\/p>\n<p>Kumannaan qof ayaa Eritrea ka Carara bil walba, kuwaasoo sheegaya in ay ka baxsanayaa iyadoo lagu qasbo inay ciidammo noqdaan iyo xad-gudubyo ka baxsan bani\u2019aadamnimada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Qoxootiga ka cararaya Ertirea ayaa kaalinta saddexaad ka galay Qoxootiga galaya Qaaradda Yurub, marka laga reebo qoxootiga ka cararaya dalalka Afgaanistaan iyo Suuriya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Eritrea, Isaias Afwerki ayaa iska diiday in waddankiisa ay kusoo wajahan tahay cabsi laga qabo cuno-yaraan, kaddib markii Qaramada Midoobay ay sheegtay in abaaraha iyo dabeysha El Nino ay Waddamada Bariga Afrika ku sababeen in Mallaayiiin qof ay u baahdaan gar-gaar bani&#8217;aadamnimo Caalami ah. Roobabka dabeylaha wata ee El Nino ayaa la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26227,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26224","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26224","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26224"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26228,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26224\/revisions\/26228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}