{"id":2617,"date":"2011-08-14T10:35:46","date_gmt":"2011-08-14T10:35:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2617"},"modified":"2011-08-14T10:35:46","modified_gmt":"2011-08-14T10:35:46","slug":"valerie-amos-oo-booqatasho-ku-timid-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/valerie-amos-oo-booqatasho-ku-timid-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Valerie Amos Oo Booqatasho Ku Timid Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/valerie-Amos1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2619\" title=\"valerie Amos\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/valerie-Amos1-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"382\" height=\"235\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Valerie Amos,<\/strong> Oo Ah Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee xagga arrimaha bini&#8217;aadanimadda ayaa booqatay magaalada Muqdisho, si ay ugu kuur gasho xaaladda bini&#8217;aadanimo ee ka jirta magaalada oo ay ku soo qaxeen kumanaan qof oo ay saameysay Baahida iyo macluusha ka jirta gobolada Dalka Soomaalia<\/p>\n<p>Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee xagga arrimaha bini&#8217;aadanimadda<strong> Valerie Amos<\/strong> ayaa waxa ay soo booqatay <strong>Isbitaalka Banaadir<\/strong>, halkaasi oo ay ku aragtay qaar ka mid ah bukaanka halkaasi jiifay.<\/p>\n<p><strong>Cabdi Weli Maxamed Cali<\/strong> Oo ah Raiisul wasaaraha Dowlada TFG-da ayay kulan Kula qaadatay <strong>Valerie Amos <\/strong>Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee xagga arrimaha bini&#8217;aadanimadda Gudaha Madaxtooyada Ee Dalka Soomaaliya,.<\/p>\n<p>Raiisul wasaare <strong>Gaas<\/strong> Ayaa Shirkooda kadib Lahadalay saxaafada waxa Uuna u sheegay inay ka wada hadleen in dalka ay yimaadaan ciidamo gaar ah oo ah kuwo galbiya cuntada gargaarka si dadka loo gaarsiiyo.<\/p>\n<p><strong>Valerie Amos<\/strong>, oo iyana halkaasi ka hadashay waxa ay sheegtay inay aad uga xumaatay dhibaada dadka Soomaaliyeed heysata, isla markaana ay ku dadaali doonto sidii ay dadka tabaaleysanWax Ugu Qabanlahaayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Valerie Amos, Oo Ah Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee xagga arrimaha bini&#8217;aadanimadda ayaa booqatay magaalada Muqdisho, si ay ugu kuur gasho xaaladda bini&#8217;aadanimo ee ka jirta magaalada oo ay ku soo qaxeen kumanaan qof oo ay saameysay Baahida iyo macluusha ka jirta gobolada Dalka Soomaalia [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2617","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2617","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2620,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2617\/revisions\/2620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}