{"id":26163,"date":"2016-01-21T18:25:31","date_gmt":"2016-01-21T15:25:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26163"},"modified":"2016-01-21T18:27:58","modified_gmt":"2016-01-21T15:27:58","slug":"madax-ka-tirsan-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ka-qeyb-galey-sagootin-loo-sameeyey-ciidamo-jabuutiyaan-ku-sugnaa-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/madax-ka-tirsan-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ka-qeyb-galey-sagootin-loo-sameeyey-ciidamo-jabuutiyaan-ku-sugnaa-bweyne\/","title":{"rendered":"Madax ka tirsan dawladda federalka soomaaliya oo ka qeyb galey sagootin loo sameeyey ciidamo jabuutiyaan ku sugnaa B\/WEYNE."},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharm&#8217;arke, Wasiirka Gaashaandhigga dalka Jabuuti Xasan Dharaar Hufane, wasiiro, xildhibaanno, safiirka dalka Jabuuti, saraakiil ciidan iyo mas&#8217;uuliyiin ka <a href=\"http:\/\/d.7769domain.com\/r\/rd.html?#http%3A%2F%2F7769domain.com%2FAd%2FGoIEx%2FSWtuNTFrVmdnUUI0V0V3dWFiVTdnNXBWa2JhZjdEa0drZjVhYUZiS2drYS9ZZzVZTktHUUdjQVRxY2hibVB4RVZkclNVaGZlMFljWjd2cFNHeDJxc0JhOGlqQzhFTjUzQzkvckRjZm14b1NaOHRwOW02a0NuRDh4azFFWGxPRnNMRDBCRGtyODNiRHVRcmJNWWtwRzB5Wk5rMlFrc3BrWk5KM1NtU0tndUpVPQ2\">kale<\/a> oo ka kala tirsan labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Beledweyne uga Qayb-galay Munaasabad lagu Sagootinayay Saraakiil iyo cutubyo ka tirsan ciidammada Jabuuti.<\/p>\n<p>Munaasbadda oo ahayd mid si weyn loo soo Agaasimay, ayaa waxaa sidoo kale ka Qayb-galay mas&#8217;uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan, saraakiisha Ciidanka dowladda Somalia, kuwa AMISOM, odayaal, waxgarad iyo marti-sharaf kale.<\/p>\n<p>Wasiirka Difaaca Jabuuti, Xasan Dharaar Hufane oo Khudbad ka jeediyay Xafladdan ayaa sheegay in saraakiisha iyo ciidamada Jabuuti ee la bedelayo ka howl-galayeen Magaalada Beledweyne saddexdii sanno ee ugu danbeysay, waxaana uu intaas ku daray inay muddadii howlgalka ay u joogeen Soomaaliya ay Ciidankan qabteen shaqo wanaagsan oo ay ka mid ahaayeen sugida ammniga, dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo guud ahaan mashaariic hormaraneed oo ay qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ka fuliyeen.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaarrada gaashaandhiga xukuumadda Somalia, ayaad dhinaciisa erayo mahad celin ah u jeediyay dowladda Jabuuti iyo guud ahaan ciidammada Jabuuti ee Hiil-Walaal oo mudadii ay gobolka joogeen kaalin mug leh ka qaatay marka laga soo tago doorkooda howlgalka AMISOM hormarinta adeegyada kala duwan ee bulshada, waxaana u rajeeyay ciidammada cusub iyo saraakiishooda shaqo wacan.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Cumar C\/rashiid Cali Sharma&#8217;arke oo khubad heer ka jeediyay Munaasabadda ayaa sheegay in mahad-celin ka mudan yihiin guud ahaan Waddamada Ciidamadooda u soo diray Soomaaliya, Haddii ay ahaan lahaayeen; Uganda, Burundi, Jabuuti iyo Itoobiya oo dhammaantood dowladda Soomaaliya ka gacan siinayan Sugidda Ammniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, hasse ahaatee waxaa uu si gaar ah ciidammada Jabuuti ugu amaaanay inay mar walba Shacabka uga dhaw yihiin ciidanka kale ee AMISOM.<\/p>\n<p>Saraakiisha la beddelay ee dalkooda dib ugu laabanaya waxaa ka mid ah; Colonel Cismaan Dubbad oo ka mid ahaa Saraakiisha ugu Magaca-dheer Howlgalka AMISOM ee Gobollada Dhexe ee Somalia, Dhinaca kalana ahaa &#8211; Sarkaal si weyn ugu Xirnaa Bulshada ku Dhaqan gobolka.<\/p>\n<p>Waxqabadkii ugu dambeeyay ee ciidamada dalka Jabuuti, gaar ahaan Col. Cismaan Dubad lagu xasuusan doono ayaa waxaa ka mid ah Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buula-burte oo hadda ah Garoon Diyaaradeed oo ay Isticmaalaan Duullimaadyada Shacabka iyo kuwa ganacsiga intaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharm&#8217;arke, Wasiirka Gaashaandhigga dalka Jabuuti Xasan Dharaar Hufane, wasiiro, xildhibaanno, safiirka dalka Jabuuti, saraakiil ciidan iyo mas&#8217;uuliyiin ka kale oo ka kala tirsan labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Beledweyne uga Qayb-galay Munaasabad lagu Sagootinayay Saraakiil iyo cutubyo ka tirsan ciidammada Jabuuti. Munaasbadda oo ahayd mid si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26165,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26163","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26163","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26163"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26164,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26163\/revisions\/26164"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}