{"id":26130,"date":"2016-01-19T17:16:46","date_gmt":"2016-01-19T14:16:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26130"},"modified":"2016-01-19T17:18:56","modified_gmt":"2016-01-19T14:18:56","slug":"midawga-yurub-ee-taba-bara-ciidamada-soomaaliya-oo-la-kulmey-wasiirka-difaaca-soomaaliya-gen-cqaadir-sh-diini","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/midawga-yurub-ee-taba-bara-ciidamada-soomaaliya-oo-la-kulmey-wasiirka-difaaca-soomaaliya-gen-cqaadir-sh-diini\/","title":{"rendered":"Midawga yurub ee taba bara ciidamada Soomaaliya oo la kulmey wasiirka difaaca soomaaliya Gen. C\/qaadir SH. Diini."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Somalia, Jen. C\/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socota Midowga Yurub oo Hogaaminayay, Jen. Antonio Maggi oo ah taliyaha Midowga Yurub ee tababarada siiya ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Jen. C\/qaadir Diini iyo Saraakiisha Ururka Midowga Yurub ayaa kawada Hadlay Dar-dar-gelinta Tababarrada iyo taakuleynta Midowga Yurub ay siiyaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Wasiir Diini ayaa uga mahad-celiyay taageerada ay mar walba la garab-taagan yihiin CXD.<\/p>\n<p>isagoo amaanay kaalinta xooggan ee ay Saraakiishu ka Qaadanayaan dib u dhiska Ciidanka xogga dalka Somalia. Isagoo xusasy in sannadkan 2016-ka la kordhin doono tababarrada si kor loogu qaado xirfada iyo aqoonta ciidanka xoogga Somalia.<\/p>\n<p>\u201cXiriirka ka dhaxeeya Somalia iyo Midowga Yurub waa mid wanaagsan. Waxayna nagala qayb-qadanayaan dib-u-dhiska ciidamada xoogga oo Metela bulshadeenna oo dhan.<\/p>\n<p>Ciidan tababar fiican leh oo Asluub iyo akhlaaq wanaagsan leh oo sidoo kalena dhawro xuquuqda shacabka Soomaaliyeed,\u201d ayuu yiri Jen. Diini.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee tababarida ciidamada Somalia, Jen. Antonio Maggi ayaa sheegay inay Midowga Yurub ka go\u2019an tahay taakuleynta ciidamada xoogga dalka Somalia, Wuxuuna ballan-qaaday inay kordhin doonaan tababarka ay siiyaan ciidamada xoogga dalka Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Somalia, Jen. C\/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socota Midowga Yurub oo Hogaaminayay, Jen. Antonio Maggi oo ah taliyaha Midowga Yurub ee tababarada siiya ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Jen. C\/qaadir Diini iyo Saraakiisha Ururka Midowga Yurub ayaa kawada Hadlay Dar-dar-gelinta Tababarrada iyo taakuleynta Midowga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26131,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26130\/revisions\/26131"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}