{"id":2612,"date":"2011-08-12T14:47:45","date_gmt":"2011-08-12T14:47:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2612"},"modified":"2011-08-12T14:47:45","modified_gmt":"2011-08-12T14:47:45","slug":"sh-xaasn-daahir-oo-sheegay-in-uu-jiro-qilaaf-u-dhexeeya-madaxda-xarakada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/sh-xaasn-daahir-oo-sheegay-in-uu-jiro-qilaaf-u-dhexeeya-madaxda-xarakada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Sh.Xaasn Daahir Oo Sheegay In uu Jiro Qilaaf U Dhexeeya Madaxda Xarakada Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/wacal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2614\" title=\"wacal\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/wacal-300x180.jpg\" alt=\"\" width=\"334\" height=\"217\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>\u00a0Iyadoo Ay Dhawaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Isaga Huleeleen guud Ahaanba Magaalada Muqdisho Ayaa Waxa Uu \u00a0Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo ka mid ah Saraakiisha Sar Sare Ee Xarakada Al-Shabaab shaaca ka qaaday\u00a0 inuu jiro Dagaal u dhaxeeya Madaxda Xarakada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u00a0Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Sar Sare Ee Xarakada Al-Shabaab oo la hadlay Warbaahinta waxa uu Shaaca Ka Qaaday inuu jiro Qilaaf u dhaxeeya Saraakiisha Sar Sare Ee Xarakada \u00a0Al Shabaab.<\/p>\n<p>Shiikh \u00a0Xasan Daahir Aweys ayaa Sidoo Kale Ku Nuux Nuuxsaday in Qilaafka u dhaxeeya Xarakada Al Shabaab\u00a0 uu salka ku hayo ka Qalab Qaadashadii Xarakada Al Shabaab ee Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Waxa Uu Sidoo Kale Shiikha Sheegay In Ay Isku Qilaafeen Xuskii Loogu Sameeyey Degmada Afgooye Hogaamiyihii <strong>Ururka \u00a0Al-Qaacida Sheekh Usaama Binu-Laadin <\/strong>oo Madaxda Qaar ay KA Soo Horjeedeen Walow Arinkaas Ugu Dambeytii Xal Loo Helay Waa Sida Uu Hadalka U Dhigay Sh.Xasan Daahir<\/p>\n<p>Shiikha \u00a0ayaa waxa uu \u00a0Hadalkiisa ku sheegay in marar Fara badan ay soo jeediyeen isaga iyo Saraakiil kale oo ka mid ah Xarakada Al Shabaab inay isaga Huleelaan Guud Ahaanba magaalada Muqdisho si Buuyiri\u00a0 Dagaalka ay uga dhigaan sida kuwa dalalka <strong>Afghanistan iyo<\/strong> <strong>Pakistan <\/strong>Laakiin Arikaasi Ayaa waxaa Ka oo hojeestay Ayuu Yiri \u00a0Shiikh Xasan Daahir Saraakiisha Ka Carartay Iminka Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>\u00a0Xasa Daahir Ayaa waxa Uu Kaloo Sheegay\u00a0 ina y Ku Qaldanaayeen Xarakada Al-Shabab in ay ladagaalamaan Ciidamada TFG-da iyo Waliba Kuwa AMISOM Al Shabaab Ma Wataan Wax Taangi Ah AMISOMna Waxay Ku Dagaalamayaan Kaarooyin Ayuu Yiri Xasan Daahir<\/p>\n<p>Dhamaadkii Ayuu Shekh Sheegay In Xarakada \u00a0Al Shabaab ay wali ku Suganyihiin Qeebo Ka Tirsan magaalada Muqdisho islamarkaana ay sii Kaxeyndoonaan Dagaalada Ay Kula Dagaalamijireen Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo uu sheegay inay u badaleen\u00a0 Weeraro Goos Goos ah inta ay dalka ka saarayaan Dowlada TFG-da Iyo Waliba Ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) \u00a0Iyadoo Ay Dhawaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Isaga Huleeleen guud Ahaanba Magaalada Muqdisho Ayaa Waxa Uu \u00a0Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo ka mid ah Saraakiisha Sar Sare Ee Xarakada Al-Shabaab shaaca ka qaaday\u00a0 inuu jiro Dagaal u dhaxeeya Madaxda Xarakada Al-Shabaab. \u00a0Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2612","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2612"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2616,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2612\/revisions\/2616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}