{"id":26114,"date":"2016-01-18T16:43:35","date_gmt":"2016-01-18T13:43:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26114"},"modified":"2016-01-18T16:45:08","modified_gmt":"2016-01-18T13:45:08","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-al-shaabaab-ka-saareyso-meelaha-ay-ka-jaagaan-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-al-shaabaab-ka-saareyso-meelaha-ay-ka-jaagaan-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtey in ay AL-shaabaab ka saareyso meelaha ay ka jaagaan gudaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke ayaa si adag u Cambaareeyay Weerarkii ay Al-shabaab Jimcihii lasoo dhaafay ku qaadday saldhigga ay ciidamadda AMISOM ee ka socda dalka Kenya iyo kuwa xoogga dalka Somalia ku lahaayeen deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan tacsi u dirayaa ehelada ciidamadii lagu dilay weerarkii Ceel-Cadde, Shacabka iyo Jamhuuriyadda Kenya. Ciidammada AMISOM waxay Somalia u joogaan dib u soo celinta xasilloonida iyo nabad kusoo dabaalida guud ahaan Somalia,\u201d ayuu yiri RW Sharma\u2019arke. RW Sharma\u2019arke ayaa intaas ku daray in weerarrada naf-la-caariga ah ee ay Al-shabaab ka gesanayso Somalia aysan ka weecin doonin Horumarka ay gaareyso, isagoo Xusay in guud ahaan Somalia waqti dhow laga sifeyn doono kuwa nabad-diidka ah.<\/p>\n<p>\u201cSida muuqata argagixisada waxaa saaran culeys weyn; kuwaasoo laga saarayo goobihii ay Dhuumaaleysiga ku joogeen, taasoo ka dhalatay hawlgallada millateri ee sida wanaagsan u qorsheysan iyo guulaha ay ka gaareen ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM. Sidaa awgeed Al-shabaab waa naf-la-caari doonaya inay dhibaatooyin dalka ka abuuraan,\u201d ayuu Hadalkiisa kusoo Gunaanaday ra\u2019iisul Wasaare Sharmaarke.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, weerarkii ay Al-shabaab ku Qaaday Jimcihii hore saldhigyada ay ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ee Kenya ay ku lahaayeen Ceel-cadde oo ka Tirsan gobolka Gedo ayay sheegtay Al-shabaab inay ku dishay 100-askari oo ciidamada Kenya ka tirsan, Halka Kenyana ay sheegtay in 80 Askari ay uga waxyeelloobeen weerarkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke ayaa si adag u Cambaareeyay Weerarkii ay Al-shabaab Jimcihii lasoo dhaafay ku qaadday saldhigga ay ciidamadda AMISOM ee ka socda dalka Kenya iyo kuwa xoogga dalka Somalia ku lahaayeen deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo. \u201cWaxaan tacsi u dirayaa ehelada ciidamadii lagu dilay weerarkii Ceel-Cadde, Shacabka iyo Jamhuuriyadda Kenya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26116,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26115,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26114\/revisions\/26115"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}