{"id":26081,"date":"2016-01-15T20:49:04","date_gmt":"2016-01-15T17:49:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26081"},"modified":"2016-01-15T20:51:29","modified_gmt":"2016-01-15T17:51:29","slug":"dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ka-hadashey-weerarkii-ay-al-shabaab-ku-qaadeen-ceel-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ka-hadashey-weerarkii-ay-al-shabaab-ku-qaadeen-ceel-cadde\/","title":{"rendered":"Dawladda federalka soomaaliya oo ka hadashey weerarkii ay AL-shabaab ku qaadeen Ceel cadde."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Somalia, Jen. C\/qaadir Sh. Cali Diini, ayaa si adag u Cambaareeyay weerarkii ay Al-shabaab Saakay Aroortii ku qaadeen Saldhig ciidanka Kenya ee AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa sheegtay inay weerarkaan ku dileen 60 ka tirsan ciidanka Kenya ee qaybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, ayna la wareegeen saldhiga, Inkastoo aan la ogeyn khasaaraha Al-shabaab kasoo gaaray dagaalkaas.<\/p>\n<p>\u201cWeerarrada naf-la-caarinimada ah ee Al-shabaab ay ka geysanayaan dalkeena, marna uma hakan doonaan in ciidanka xoogga dalka iyo AMISOM ay Somalia uga sifeeyaan cadowga Ummadda Soomaaliyeed iyo Bariga Afrika,\u201d ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Somalia.<\/p>\n<p>Jen. Diini ayaa intaa ku daray. \u201cCadowga Ummadda Soomaaliyeed waxaanu u sheegaynaa in tallaabooyinkaan qalafsan; aysan noqon doonin kuwa looga haro, ciidamaduna ay diyaar u yihiin ka difaacaan dalka iyo dadkaba kooxaha nabad-diidka ah.\u201d Ugu dambeyn, Al-shabaab ayaa la sheegay inay Gudaha u galeen deegaanka Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka Gedo, ayna Ciidamadii Kenya ee AMISOM iyo kuwii dowladda Somalia ka baxeen saldhigyadii saaka lagu weeraray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Somalia, Jen. C\/qaadir Sh. Cali Diini, ayaa si adag u Cambaareeyay weerarkii ay Al-shabaab Saakay Aroortii ku qaadeen Saldhig ciidanka Kenya ee AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo. Al-shabaab ayaa sheegtay inay weerarkaan ku dileen 60 ka tirsan ciidanka Kenya ee qaybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26083,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26081","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26081","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26081"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26082,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26081\/revisions\/26082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}