{"id":2608,"date":"2011-08-12T14:41:11","date_gmt":"2011-08-12T14:41:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2608"},"modified":"2011-08-12T14:41:11","modified_gmt":"2011-08-12T14:41:11","slug":"xaaladda-qaxootiga-soomaalida-ee-liboye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/xaaladda-qaxootiga-soomaalida-ee-liboye\/","title":{"rendered":"Xaaladda Qaxootiga Soomaalida ee Liboye"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/222222-Qaxooti1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2610\" title=\"222222 Qaxooti\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/222222-Qaxooti1-300x193.jpg\" alt=\"\" width=\"323\" height=\"210\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Qaxooti badan oo Soomaaliyeed ayaa weli ku sii qul qulaya dalka Kenya, kuwaasoo iyagoo aad u tabar darreeyay ka soo gudba Liboye.<\/p>\n<p>Qaxooti Soomaaliyeed oo aad u tabaaleysan ayaa weli ku Qul Qulaya dalka Kenya, kuwaasoo ka soo cararaya abaar iyo macluul ku habsatay deegaamadii ay ku noolaayeen.<\/p>\n<p>Hase yeeshee dadkaasi waxay hakad ku galaan halka xuduudda looga gudbo <strong>Kenya ee Liboye<\/strong> si ay u maraan baaritaan iyo diiwaangelin.<\/p>\n<p>Qaxootigaasi ayaa u badan haween iyo caruur, kuwaasoo halkaasi soo gaara iyagoo aad u tabardarreeyay, nafaq-darrina ay hayso<br \/>\nQaar Ka Tirsan Qaxootigaasi\u00a0 Oo La Kulmay Mid KA Mid Ah Wariyayaasha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed \u00a0Ee Warsom Ee KA HOwlgala Dalka <strong>Kenya<\/strong> ayuu ku soo arkay haween iyo caruur aad u tiro badan oo Qarka u saaran geeri oo haddana fadhiya geedaha hoostood ee Libaye dhanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaxootigaasi uguma soo gudbi karaan Kenya, ilaa La diiwaan geliyo, baarisna lagu sameeyo, hawshaasoo badidood aan tabar u haynin.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Qaxooti badan oo Soomaaliyeed ayaa weli ku sii qul qulaya dalka Kenya, kuwaasoo iyagoo aad u tabar darreeyay ka soo gudba Liboye. Qaxooti Soomaaliyeed oo aad u tabaaleysan ayaa weli ku Qul Qulaya dalka Kenya, kuwaasoo ka soo cararaya abaar iyo macluul ku habsatay deegaamadii ay ku noolaayeen. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2608","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2608","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2608"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2611,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2608\/revisions\/2611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}