{"id":26055,"date":"2016-01-13T21:24:56","date_gmt":"2016-01-13T18:24:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26055"},"modified":"2016-01-13T21:27:05","modified_gmt":"2016-01-13T18:27:05","slug":"madaxda-xisbiyada-siyaasada-soomaaliya-iyo-xeel-dheerayaal-ka-socdey-dalka-norway-oo-muqdisho-ku-kulmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/madaxda-xisbiyada-siyaasada-soomaaliya-iyo-xeel-dheerayaal-ka-socdey-dalka-norway-oo-muqdisho-ku-kulmey\/","title":{"rendered":"Madaxda xisbiyada siyaasada soomaaliya iyo xeel dheerayaal ka socdey dalka Norway oo Muqdisho ku kulmey."},"content":{"rendered":"<p>Madax ka kala socotey in ka badan labaatan xisbi siyaasadeed oo soomaaliya ka jira iyo khuburo ka socotey dalka Norway ayaa kulan ku yeeshey Muqdisho iyagoo ka wada Hadley xaalada dalka soomaaliya uu marayo iyo heerka xisbiyada siyaasadu marayaan.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xisbiyada siyaasada ayaa ka warbixiyey xaalada dalku marayo iyo sida xisbigoodu diyaar ugu yahey in doorasho uu galo iyadoon xalka soomaaliya ku imaan Karin waxa ay isku mashquulinayaan madaxda maamul goboleedyada iyo dawladda federalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Inta badan xisbiyada soomaaliya ayaa soo dhaweeyey in xisbiyada siyaasada dalku ay door ku yeeshaan hugaaminta dalka isla markaasna aysan daw aheyn in xisbiyo nabadeed oo in badan dalka shaqeynayey manta la talaabsado,taas oo micnaheedu noqonayo in dimuquraadiyada iyo doorasho xor ahi dalka ka dhacdo.<\/p>\n<p>Waa been iyo wax kama jiraan hadalka R\/W Cumar C\/rashiid iyo xukuumadiisu ay aduunka u sheegayaan kaas\u00a0oo ah in hadii xisbiyo meesha soo galaan ay imanayaan AL-shabaab iyo ururo xag jirah ayuu yiri gud. kuxigeenka Xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux (timajilic) oo la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta shirka dhamaadkiisa ka dib,waxaana mar kale loo balamey in leysu soo noqdo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madax ka kala socotey in ka badan labaatan xisbi siyaasadeed oo soomaaliya ka jira iyo khuburo ka socotey dalka Norway ayaa kulan ku yeeshey Muqdisho iyagoo ka wada Hadley xaalada dalka soomaaliya uu marayo iyo heerka xisbiyada siyaasadu marayaan. Qaar ka mid ah xisbiyada siyaasada ayaa ka warbixiyey xaalada dalku marayo iyo sida xisbigoodu diyaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26057,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26055","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26055","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26056,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26055\/revisions\/26056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26057"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}