{"id":26046,"date":"2016-01-13T19:36:05","date_gmt":"2016-01-13T16:36:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26046"},"modified":"2016-01-13T19:39:47","modified_gmt":"2016-01-13T16:39:47","slug":"dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-la-filayey-in-uu-kismaayo-ka-furmo-oo-sabab-looga-dhigey-khilaafyo-soo-kala-dhex-galey-madaxda-kulanka-ku-balansanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-la-filayey-in-uu-kismaayo-ka-furmo-oo-sabab-looga-dhigey-khilaafyo-soo-kala-dhex-galey-madaxda-kulanka-ku-balansanaa\/","title":{"rendered":"Dib u dhac ku yimid shirkii la filayey in uu Kismaayo ka furmo oo sabab looga dhigey khilaafyo soo kala dhex galey madaxda kulanka ku balansanaa."},"content":{"rendered":"<p>Shirkii Kismaayo oo lagu waday inuu furmo gellinkii dambe ee maanta oo Arbaco ah ayaa mar kale dib u dhacay, taasoo Mas\u2019uuliyiinta Jubba-land ay u sababeeyeen iyadoo Qaar ka mid ah xubnaha Beesha Calaamka shirka ka Qayb-geli lahaa aysan weli soo gaarin Kismaayo.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Jubbaland, C\/nuur Cali Aadan oo shir jaraa\u2019id Kismaayo ku Qabtay ayaa sheegay in Shirka Wada-tashiga Qaran ee maanta Kismaayo ka Furmi lahaa uu dib u dhacay, balse uu rasmi ahaan u furmi doono maalinta berri ah.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaa lagu waday inuu degmada Kismaayo ka furmo shirweynaha Wadatashiga Qaranka ee doorashooyinka dhici doona sannadkan 2016-ka, laakiinse dib ayuu u dhacay, berri ayuuna furmi doonaa,\u201d ayuu yiri C\/nuur Cali. Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiintii shirka ka qayb-geli lahaa ay intooda badan magaalada Kismaayo soo gaareen, laakiinse ay sugayaan xubno Beesha Caalamka ka socda.<\/p>\n<p>\u201cKismaayo waxaa ku sugan xubno uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Itoobiya iyo ergooyin kale oo caalamka ka socda, kuwaasoo doorkoodu uu noqonayo inay innaga nala dardaarmaan wixii talo ah ee ay qabaanna ay noo sheegaan,\u201d ayuu yiri wasiirka warfaafinta Jubbaland.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiir C\/nuur Cali Aadan ayaa sheegay in shirkan ay Soomaalidu leeyihiin, waxaana marti-gelinaya Soomaali, mana jiraan wax dhibaato ah. Annaga ayaa Tashanayna. wixii kasoo baxana Soomaali ayaa iska leh. Si kastaba ha ahaatee, shirkan oo ahayd inuu furmo 10-ka bishan Janaayo ayaa dhowr jeer dib u dhacay, taasoo ay sabab u ahayd iyadoo mas\u2019uuliyiintii Shirkaan ka Qayb-geli lahaa aysan gaarin magaalada Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii Kismaayo oo lagu waday inuu furmo gellinkii dambe ee maanta oo Arbaco ah ayaa mar kale dib u dhacay, taasoo Mas\u2019uuliyiinta Jubba-land ay u sababeeyeen iyadoo Qaar ka mid ah xubnaha Beesha Calaamka shirka ka Qayb-geli lahaa aysan weli soo gaarin Kismaayo. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland, C\/nuur Cali Aadan oo shir jaraa\u2019id Kismaayo ku Qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26048,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26047,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26046\/revisions\/26047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}