{"id":2603,"date":"2011-08-12T14:35:14","date_gmt":"2011-08-12T14:35:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2603"},"modified":"2011-08-12T14:35:14","modified_gmt":"2011-08-12T14:35:14","slug":"clinton-oo-ka-codsatay-midowga-yurub-in-ay-cuno-qabateeyaan-bishaar-al-asad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/clinton-oo-ka-codsatay-midowga-yurub-in-ay-cuno-qabateeyaan-bishaar-al-asad\/","title":{"rendered":"Clinton Oo Ka Codsatay Midowga Yurub In Ay Cuno Qabateeyaan Bishaar Al-Asad"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Helery1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2605\" title=\"Helery\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Helery1.jpg\" alt=\"\" width=\"272\" height=\"255\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Ka Dib Cambaareytii \u00a0<strong>\u00a0beesha caalamku Ay dusha Kaga tuurayeen Maamulka Bishar al-Asad \u00a0ayaa waxaa maalintii shalay ahayd ku dhintey ugu yaraan 20 Qof oo rayid ah, magaalo yar oo ku taala xadka dalalka <\/strong><strong>Siiriya<\/strong><strong> la wadaago <\/strong><strong>Lubnaan<\/strong><strong>.<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Hadalkaani Oo\u00a0 laga soo xigtay <strong>Aqalka Cad ee Maraykanka<\/strong> ayaa wada in si rasmi ah ay ugu dhawaaqaan in Bashar al-Assad uu xilka isaga tago. Maraykanka ayaa sidoo kale ku hanjabaya in cunoqabatayn xoogan ay saari doonaan dalka <strong>Siiriya.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Hillary Clinton<\/strong> Oo Ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa ka codsatey dalalk Midowga Yurub in ay Qaadaan talaabo ay ku cuno qabataynayaan, cadaadisna ku saarayaan Bashar al-Assad. Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaan weli ku guuleysan in ay soo saaraan qaraar ka dhan ah xukuumadda al-Assad, marka laga reebo bayaan canbaareyn ah.<\/p>\n<p><strong>bishaii Maarso ee 2011, <\/strong>Ayaa Waxaa Bilowday Kacdoonka shacabka dalka Siiriya hay\u2019adaha Xuquuqul Aadanaha u dooda ayaa sheegaya in dad ka badan 2000 oo Qof ay ku dhinteen, sidoo kale waxaan lahayn dad ka badan 1500 oo qof \u00a0ruuxdood, halka 12000 kun oo qof loo taxaabey xabsiyada.<\/p>\n<p><strong>dalalka khaliijka carabta<\/strong> Ayaa \u00a0Todobaadkii la soo dhaafey culeys saarey xukuumadda Bashar al-Assad, dalalka <strong>Sucuudiga, Kuweyd iyo Baxreyn<\/strong> ayaa safiiradoodi u yeertey waxayna ugu baaqeen Madaxweyne Bashar in uu isbedel sameeyo. Bashar al-Assad ayaan waxba ka soo qaadin culeyska la saarayo, si uu wax uga qabto dhiiga ku Daadanaya Dalka Uu MAdaxweynaha Ka Yahay.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Ka Dib Cambaareytii \u00a0\u00a0beesha caalamku Ay dusha Kaga tuurayeen Maamulka Bishar al-Asad \u00a0ayaa waxaa maalintii shalay ahayd ku dhintey ugu yaraan 20 Qof oo rayid ah, magaalo yar oo ku taala xadka dalalka Siiriya la wadaago Lubnaan. Hadalkaani Oo\u00a0 laga soo xigtay Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2603","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2603"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2607,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2603\/revisions\/2607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}